Dufcada 21 ee Ahmed Gurey الدفعة الحادي والعشرون لمدرسة الإمام أحمد جري

Dufcada 21 ee Ahmed Gurey الدفعة الحادي والعشرون لمدرسة الإمام أحمد جري

Share

MAREEGTAAN WAXAA KUWADA MIDEYSAN DHAMMAAN ARDAYDA FASALUL ANSHIDAH EE ISKUULKA IMAAM AHMED GUREY

Photos from ‎Dufcada 21 ee Ahmed Gurey الدفعة الحادي والعشرون لمدرسة الإمام أحمد جري‎'s post 19/06/2023

Bismillaah

Waxaan hambalyo iyo bogaadin udireynaaa xubin ka mid ah ee Dufcada 21 ee Ahmed Gurey الدفعة الحادي والعشرون لمدرسة الإمام أحمد جري oo soo gabagabeeyay hayaankiisii waxbarashada heerka 1aad ee jaamacadda waxaan ku leenahay hambalyo hambalyo walaal Osman Dahir .
Cilmigaa baratay Allaha kagu anfaco mid D.D aad wax ugu qabatanna Allaha ka dhigo walaal.

Hambalyo hambalyo hambalyo

S.no:010

Photos from ‎Dufcada 21 ee Ahmed Gurey الدفعة الحادي والعشرون لمدرسة الإمام أحمد جري‎'s post 19/06/2023

Bismillaah

Ugu horreyn waxaan hambalyada lawadaageynaa xubin ka mid ah Dufcada 21 ee Ahmed Gurey الدفعة الحادي والعشرون لمدرسة الإمام أحمد جري oo soo afmeeray hayaankiisii waxbarashada heerkiisa 1aad ee bachelor degree kaas oo muddo waqti geliyey walaalkeenna lagu magacaabo Mustaph Sheruuh waxaan ku leennahay hambalyo hambalyo .

Cilmigaa baraty Allaha kula garab gallo walaal mid D.D ugu adeegga Allaha kaa dhigo in.A

S.no:009

12/03/2023

Bismillaahi Raxmaani Raxiim
Ugu horreyn waxaan halkaan uga mahadcelinaynaa ustaad l oo ka mid ah xubnihii ugu firfircoonaa Dufcada 21 ee Ahmed Gurey الدفعة الحادي والعشرون لمدرسة الإمام أحمد جري oo soo gabagabeeyay heetka 1aad ee waxbarasha jaamacadda waxaanu leenahay hambalyo hambalyo sii joogtee guulahaga.

S.No:008

Photos from ‎Dufcada 21 ee Ahmed Gurey الدفعة الحادي والعشرون لمدرسة الإمام أحمد جري‎'s post 28/01/2023

TACSI TIIRAANYO LEH.

‎( إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ)
‎إن لله ما أخذ ، وله ما أعطى ، وكل شيء عنده بأجل مسمى
Inalilahi wainalilahi rajiun" allah ha u naxariisto ustaad samatari
Waaa geri naxdin leh 😥
waa geri naxdileh
Allaah waxaan u waydiinaynaa inuu su'aasha qabriga ku sugo, Allaah waxaan uga baryaynaa inuu dambigiisa oo dhan dhaafo, Allaah waxaan uga baryaynaa inuu Janatul firdawsal aclaa ku arsaaqo.

Dhamaan family-gana waxaan rabbi u baryaynaa inuu Samir Iyo Iimaan sugan naga wada siiyo, kuwii janada ku kulmana inaga yeelo, isagana Allaah marti la jecel yahay ha ka yeelo.😔🤲😭😭😭😭

Photos from ‎Dufcada 21 ee Ahmed Gurey الدفعة الحادي والعشرون لمدرسة الإمام أحمد جري‎'s post 13/12/2022

Waxaan Hambalyo leenahay saaxiibkeen walaalkeen kana mid ah Dufcada 21 ee Ahmed Gurey الدفعة الحادي والعشرون لمدرسة الإمام أحمد جري waxaanu leenahay hambalyo hambalyo saaxiib waxaad rumeysay qeyb ka mid ah riyooyinkaagii.......
Hambalyo

S.No: 007

Photos from ‎Dufcada 21 ee Ahmed Gurey الدفعة الحادي والعشرون لمدرسة الإمام أحمد جري‎'s post 26/08/2022

BISMILLAAH..

Dhammaan Ardayda Dufcada 21 ee Ahmed Gurey الدفعة الحادي والعشرون لمدرسة الإمام أحمد جري oo isku duuban waxay HAMBALYO udirayaan Xubin ka mid ah ee Ahmed Gurey High school Laguna magacaabo oo maanta daafacatay buugeeda qalin jebinta Heerkii 1aad ee jaamacadda.
Waxaan ku leenahay HAMBALYO HAMBALYO GUULO kale ayaan kuu rajeynaynaa ...
Cilmigaa baratay Allaha kagu Anfaco.


S.No: 006

Photos from ‎Dufcada 21 ee Ahmed Gurey الدفعة الحادي والعشرون لمدرسة الإمام أحمد جري‎'s post 26/08/2022

BISMILLAAH
Dhammaan Dufcada 21 ee Ahmed Gurey الدفعة الحادي والعشرون لمدرسة الإمام أحمد جري oo isku duuban waxay HAMBALYO udirayaan xubin ka mid ah ee iskuulka Ahmed Gurey High school waxaanu leenahay HAMBALYO HAMBALYO walaal halkaada ka sii wad dadaalka aad hayso

CILMIGAA BARATAY ALLAHA KAGU ANFACO.

S.No: 005

25/08/2022

Ahmed Gurey High school IYO TEAMKEYGA FUSUULUL ANSHIDAH 2018/2019
Dufcada 21 ee Ahmed Gurey الدفعة الحادي والعشرون لمدرسة الإمام أحمد جري

HMBALYO HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO

25/08/2022

28 April 2019 MAALIN XASUUS GAAR AH

Dufcada 21 ee Ahmed Gurey الدفعة الحادي والعشرون لمدرسة الإمام أحمد جري

Codkarku waa
IYO TEAMKA FANKA FASALKA FUSUULUL ANSHIDAH.
ABWAAN FEYSAL CABDULLAHI FARAH

Photos from ‎Dufcada 21 ee Ahmed Gurey الدفعة الحادي والعشرون لمدرسة الإمام أحمد جري‎'s post 22/07/2022

HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO
Hambalyada si wada jir ah waxaa uwada diraaya
IYO DHAMMAAN ARDAAD OO MIDEYSAN WAXAANU KU LEENAHAY🎓🎓🎓Hambalyo Hambalyo🎓🎓🎓
Waxaan Halkaan Hambalyo Qalin Jabin Ugu Diraynaa walaal nagu qaaliya Oo Difaacday Buugiisa Heerka Koowaad Ee Jaamacadda Farxadaada Maanta Waa Farxadeena h**e Usocod Wanaagsan Alle ha kaaga Dhigo Cilmiga Aad Baratay Midkii Aad Ku Anfici Lahayd aduun iyo aakhiro insha allh 👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻🎓🎓🎓

Congratulations 📘🖊

Photos from ‎Dufcada 21 ee Ahmed Gurey الدفعة الحادي والعشرون لمدرسة الإمام أحمد جري‎'s post 21/07/2022

HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO

BISMILLAAH ugu horreyn Allaah Ayaa mahad is kaleh oo suura geliyey guusha walaalkeen kana mid ah Dufcada 21 ee Ahmed Gurey الدفعة الحادي والعشرون لمدرسة الإمام أحمد جري
Kaas oo lagu magacaabo Sadak Mohammed Farah in badan ka mid ahaa gudiyaashii soo maray .
Waxaan ugu hambalyeynaynaa in uu soo gabagabeeyay heerkii koowaad ee jaamacadda.
Si guud waxaa hambalyadaan wada diraaya dhammaan Dufcada 21aad oo ay ugu horreyso Raiisa Bintu Cabdi Nuur IYO ARDAYDA OO WADA MIDEYSAN WAXAANU KU LEENAHAY HAMBLYO HAMBALYO HAMBALYO

CILMIGAA BARATAY ALLAAH HA KAGU ANFACO WALAAL

S.NO:003

Photos from ‎Dufcada 21 ee Ahmed Gurey الدفعة الحادي والعشرون لمدرسة الإمام أحمد جري‎'s post 18/07/2022

Bismillaah
Asc Ardayda sharafta leh salaan ka dib, waxaan halkaan hambalyo iyo bogaadin uga direynaa oo aan farxadda la qeybsaneynaa Arday ka mid ah kana tirsan Ahmed Gurey High school OO LAGU MAGACAABO Oo soo gabagabeeyay heerkii 1aad ee waxbarashada JAAMACADDA.
WAXAA HAMBALYADA DIRAYA DHAMMAAN OO ISKU DUUBAN OO AY UGU HOREYSO iyo dhammaan Xubnaha dufcada oo mideysan waxaanu leenahay HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO WALAAL CILMIGAA BARATAY ALLAHA KA DHIGO MID DALKA,DADKA IYO DIINTABA LOOGU ADEEGO.

HAMBALYO HAMBALYO MALAAYIIN JEER WALAAL.

SNO.002

Wabillaahi towfiiq
Dhammaad

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Mogadishu