09/09/2026
Fursaddu meel fog k**a jirto. Mararka qaar waxa kaa xiga waa hal xirfad, hal goโaan, iyo qof kuu tilmaama jidka saxda ah.
๐ฆ๐ถ๐ฑ๐ฒ๐ฒ ๐ฎ๐๐๐ ๐๐ฟ๐ฒ๐ฒ๐น๐ฎ๐ป๐ฐ๐ถ๐ป๐ด-๐ธ๐ ๐ธ๐๐ ๐๐ถ๐ถ๐ป ๐ธ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฎ ๐ณ๐๐ฟ๐๐ฎ๐ฑ ๐ฎ๐ฎ๐ฑ ๐ธ๐๐น๐ฎ ๐๐ต๐ฎ๐พ๐ฒ๐๐๐ผ ๐๐๐๐พ๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ฐ๐ฎ๐ฎ๐น๐ฎ๐บ๐ธ๐ฎ ๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ด๐ผ๐ผ ๐ท๐ผ๐ผ๐ด๐ฎ ๐ฆ๐ผ๐ผ๐บ๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ๐๐ฎ?
Sidee ayaad xirfaddaada ugu beddeli kartaa ๐๐ป๐ฐ๐ผ๐บ๐ฒ, ๐๐
๐ฝ๐ฒ๐ฟ๐ถ๐ฒ๐ป๐ฐ๐ฒ & ๐๐น๐ผ๐ฏ๐ฎ๐น ๐ข๐ฝ๐ฝ๐ผ๐ฟ๐๐๐ป๐ถ๐๐ถ๐ฒ๐?
Kaalib Tech Waxay kuu diyaarisay kulan aqoon iyo dhiirrigelin leh oo kaa caawinaya inaad si ka duwan u aragto mustaqbalkaaga xirfadeed. ๐๐ง๐ฅ๐จ๐๐ค๐ข๐ง๐ ๐๐ฅ๐จ๐๐๐ฅ ๐๐ฉ๐ฉ๐จ๐ซ๐ญ๐ฎ๐ง๐ข๐ญ๐ข๐๐ฌ ๐๐ก๐ซ๐จ๐ฎ๐ ๐ก ๐
๐ซ๐๐๐ฅ๐๐ง๐๐ข๐ง๐
Kulankan wuxuu diiradda saari doonaa sida ๐
๐ซ๐๐๐ฅ๐๐ง๐๐ข๐ง๐ -๐ค๐ uu dhalinyarada ugu noqon karo waddo ay ku dhistaan xirfad, ku helaan khibrad, ku abuuraan fursado shaqo, uguna gaaraan macaamiil iyo suuqyo caalami ah.
๐๐๐ฑ๐๐๐ง ๐ฌ๐ข ๐ ๐๐๐ซ ๐๐ก ๐ฎ๐ ๐ ๐ก๐๐๐ฅ๐ข ๐๐จ๐จ๐ง๐๐:
๐น Freelancing waa maxay, sideese u shaqeeyaa?
๐น Sidee loo ogaadaa xirfadda suuqa caalamka looga baahan yahay?
๐น Sidee loo dhistaa ๐ฃ๐ฟ๐ผ๐ณ๐ฒ๐๐๐ถ๐ผ๐ป๐ฎ๐น ๐๐ฟ๐ฒ๐ฒ๐น๐ฎ๐ป๐ฐ๐ฒ ๐ฃ๐ฟ๐ผ๐ณ๐ถ๐น๐ฒ & ๐ฃ๐ฒ๐ฟ๐๐ผ๐ป๐ฎ๐น ๐๐ฟ๐ฎ๐ป๐ฑ?
๐น Sidee loo sameeyaa Portfolio soo jiita Clients?
๐น Sidee loo raadiyaa loona helo fursadaha Freelancing-ka?
๐น Maxay yihiin khaladaadka ay Freelancers-ka cusub sameeyaan?
๐น Sidee loo dhisaa kalsooni iyo xiriir wanaagsan oo Clients lala yeesho?
๐น Sidee Soomaaliya gudaheeda looga bilaabi karaa safarka Freelancing-ka?
๐น Iyo sida xirfaddaada loogu beddeli karo ๐๐น๐ผ๐ฏ๐ฎ๐น ๐ข๐ฝ๐ฝ๐ผ๐ฟ๐๐๐ป๐ถ๐๐ถ๐ฒ๐.
๐๐ฃ๐๐๐๐๐๐๐ฎ ๐ฆ๐ ๐๐ก๐ ๐จ๐จ ๐ค๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐ ๐ข๐ง๐๐๐ ๐จ๐ ๐๐๐ญ๐จ ๐
๐ซ๐๐๐ฅ๐๐ง๐๐ข๐ง๐ ๐ฐ๐๐ฑ๐ ๐ฎ๐ฎ ๐ฒ๐๐ก๐๐ฒ, ๐๐๐ฅ๐ฌ๐ ๐ฐ๐๐ ๐ข๐ง๐๐๐ ๐ค๐ ๐๐๐ฑ๐๐จ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐๐ง๐ค๐ ๐๐๐ข๐ ๐จ๐จ ๐ก๐๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ ๐๐ซ๐๐ ๐ญ๐ข ๐๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐, ๐ฃ๐ข๐ก๐๐ฒ๐ง ๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ญ๐๐ฅ๐ฅ๐๐๐๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง ๐๐๐ ๐ค๐ฎ ๐๐ข๐ฅ๐๐๐๐ข ๐ค๐๐ซ๐ญ๐จ.
๐๐๐๐ฅ๐ข๐ ๐๐๐๐ก Waxay kulankan ku qabanaysaa Benaadir Research, Consultancy and Evaluation Center, Iyadoo qayb ka ah dadaalka lagu ๐ฑ๐ต๐ถ๐๐ฎ๐๐ผ ๐
๐ถ๐ฟ๐ณ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ต๐ฎ, ๐น๐ฎ๐ด๐๐ป๐ฎ ๐ฎ๐ฏ๐๐๐ฟ๐ผ ๐ณ๐๐ฟ๐๐ฎ๐ฑ๐ผ dhalinyarada Soomaaliyeed.
๐๐ฉ๐๐๐ค๐๐ซ Eng. Abdelaziz Aden Abdullahi ๐๐ถ๐ด๐ถ๐๐ฎ๐น ๐๐ฟ๐ผ๐๐๐ต ๐ ๐ฎ๐ป๐ฎ๐ด๐ฒ๐ฟ ๐ฎ๐ Tawakal Express
Wuxuu kulanka kula wadaagi doonaa aqoon, waayo-aragnimo iyo faham ku saabsan sida xirfadaha digital-ka iyo Freelancing-ku uga qayb qaadan karaan dhisidda mustaqbal xirfadeed oo fursado badan leh.
๐ญ๐ฌ ๐ฆ๐ฒ๐ฝ๐๐ฒ๐บ๐ฏ๐ฒ๐ฟ ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฒ
๐ฏ:๐ฌ๐ฌ ๐ฃ๐ โ ๐ฑ:๐ฏ๐ฌ ๐ฃ๐
Haddii aad tahay arday, graduate, freelancer, qof xirfad baranaya ama dhalinyaro doonaysa inay fahanto halka ay ka bilaabi karto safarka Freelancing-ka, kulankan adiga ayuu kuu yahay.
๐๐ถ๐ถ๐๐ฎ๐ฎ๐ป๐ด๐ฒ๐น๐ถ๐ป๐๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐บ๐ฒ๐ฒ ๐บ๐ฎ๐ฎ๐ป๐๐ฎ. ๐๐ฎ ๐๐๐ด๐ถ๐ป ๐ถ๐น๐ฎ๐ฎ ๐ณ๐๐ฟ๐๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ ๐ธ๐ฎ๐ฎ ๐ต๐ผ๐ฟ ๐บ๐ฎ๐ฟ๐๐ผ.
Ku biir ๐๐ก๐๐ญ๐ฌ๐๐ฉ๐ฉ ๐๐ซ๐จ๐ฎ๐ฉ-๐ค๐ si aad u hesho ogeysiisyada iyo faahfaahinta muhiimka ah ee barnaamijka. https://chat.whatsapp.com/J1W7qHhdpyC5SVTr3ZuNr1
๐๐ฎ๐น ๐ธ๐๐น๐ฎ๐ป ๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ ๐น๐ฎ๐ด๐ฎ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฎ ๐ถ๐ป๐๐ ๐ฏ๐ฒ๐ฑ๐ฑ๐ฒ๐น๐ผ ๐๐ถ๐ฑ๐ฎ ๐ฎ๐ฎ๐ฑ ๐ ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ด๐๐ผ ๐
๐ถ๐ฟ๐ณ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ฎ.
๐๐๐๐ฅ๐ข๐ ๐๐๐๐ก | ๐๐๐๐ฅ๐ข๐ ๐๐๐๐๐๐ฆ๐ฒ
Building Skills. Creating Opportunities.
๐๐ผ๐บ๐ฒ ๐๐ถ๐๐ต ๐พ๐๐ฒ๐๐๐ถ๐ผ๐ป๐. ๐๐ฒ๐ฎ๐๐ฒ ๐๐ถ๐๐ต ๐ฑ๐ถ๐ฟ๐ฒ๐ฐ๐๐ถ๐ผ๐ป