18/06/2020
Asc Asxpta qimaha iyo qayaha inaga mudan isu so noqod wangsan mel waliba ad dunida dacaladeeda ka joogtaan bahda Al mustaqbal
Waxaa maanta oo ay tariikhda ku asteysan tahy 18/june/2020 waxaa hirgashy in laqabto Horyalka tartan aqooneedka ee Al mustaqbal kulankiisii 2aad ee oo ay ku tartamaan kaaba lidharada qeybta Caafimaadka
28/03/2020
✔Nabi Muxammad ﷺ Waxa Uu Dhahay:
1= Afar Waxyaabo Oo Jirka Bani’ Aadamka Jiro U keenaayo:-
A) Hadal ka Badan
B) Hurdada Badan
C) Cuntadda Badan
D) Kulan ka Badan Ee Dadka Kale
2= Afar Waxyaabo Oo Baa Bi’iya Jirka Bani’aadamka:-
A) Walwalka
B) Murugada
C) Baahidda/Gaajada
D) Habeen kii Oo Waqti Danbo Aad Seexato/Jiifato
3= Afar Waxyaabo Oo Nuurka Iyo Farxada Wajigaaga ka Qaada:-
A) Beenta
B) Xishmo Darida ( ku Adkeesashada Waxa Qaldan Adoo Og)
C) In Aad ku Doodo Arrin Adoo Wax Aqoon Ama Cilmi kugu Filan U Laheyn)
D) Xumaanta Badan (Si Aan Cabsi ku Jirin In Aad U Sameyso Xumaanta)
4= Afar Waxyaabo Oo kurdhinaayo Nuurka Iyo Farxada Wajigaaga:
A) Taqqinimo
B) Daacadnimo
C) Deeqsinimo
D) In Aad Dadka Caawiso Iyagoo ku Weydiisan
5= Afar Waxyaabo Oo Irzaaqada Yareeso/Joojiso:-
A) Hurdada Salaada Subax kadib Ilaa Qoraxda kasoo Baxeyso
B) Salaad La’aan Ama Sunna La’aan
C) Caajiska
D) Qiyaanada
6) Afar Waxyaabo Oo Irzaaqada kordhiso/Badiso:-
A) Tukashada Salatul Leylka
B) In Aad Marwaliba Allah U Toobadkeento
C) Sadaqada Badan
D) Xuska Allah Oo Badiso
✅Nabi Muxammad ﷺ Waxa Uu Dhahay In Aad Iiga Gaarsiiso Dadka Xataa Hal Aayad. Aayadaasna Maalinta Qiyaamo Iyada Ayaa Wax kuu Tareyso Ku Anfacayso.
Nabi Muxammad ﷺ Waxa Uu Dhahay Jooji Wax Waliba Aad Sameyneeso Markii Aad Aadaanka Maqasho, Xataa Qur’aan Ka Aad Aqrineyso Markaas.. Qofkii Hadlo Marka Uu Aadaan ka Dhacaayo Ma Awoodi Doono In Uu Shahaadada Qiro Marka Uu Dhimanaayo.
"Allahuma Acinii Calaa Dikriga Wa Shukriga Waxusni Cibaadika"
Duco Aad U Fiican Ayaan kuu Soo Diray. Bal qiyaas Hadii 1000 Qofood Ay Aqriso Markaad U Dirto Aad U Faafiso.
✔Nabi Muxammad ﷺ Waxa Uu Dhahay:
- Xabada Sowdaa Waxey Daawa U Tahay Jiro kasta Ilaa Geerida Mooye
- Qalka Guriga Uu Yaalo Waligiisa Faqri Ma Noqonaayo
- Saliid Zaytuunka Waxey Daawo U Tahay 76 Jirro
- Biyaha Zam Zam Waxa Aad U Cabtid Ayuu Daawo U Yahay
- Iniin kasta Oo Rumaanka Waxey Leedahay Dhibic Biyo Janaad
- Guri kastoo Timmir Taalo Gaajo Ma Noqonaayo
Ma Rabta Inaad Si Fudud Ajar Iyo Xasanaad U Sameysatid U Share Garey Iyo Mation Garey Walalahaaga Jecel Kheyrka....
Walaal Qoraalkan Hadaa Aragto Share Dheh Oo La Wadaag Asxaabtaada Kale Kuna Sali Nabigeenii Suubanaa ﷺ.
Mahadsanidiin
07/03/2020
Asc
Dhammaan bahda Al mustaqbal guulaysta Guulaysta
07/03/2020
Bahda Al-Mustaqbal Gulaysta waligiin waligiin
23/11/2018
Asc dhammaan bahda Al Mustaqbal waxaan idiin leeyahay wabeen wangsan