Sheikh Hassan Barsane Primary and Secondary School 3

Sheikh Hassan Barsane Primary and Secondary School 3 Education

Bismillah Alxamdulillaah! Mahad oo dhan waxa ay u sugnaatay Allah SW , waa maalin Arbaco taariikhduna ku beegantahay  8/...
08/04/2026

Bismillah

Alxamdulillaah! Mahad oo dhan waxa ay u sugnaatay Allah SW , waa maalin Arbaco taariikhduna ku beegantahay 8/4/2026 waxaa inoo bilaawdey Tartan Aqooneedka
" ee sanad dugsiyeedka 2025--2026
Wareegii kowaad ee Tartanka
Waxa uu dhex marey form four iyo fasalka 8aad

Fasalka form four
Dhibcood= 12
GROUP fasalka 8aad
Dhibcood= 14
Halkaas waxaa guusha ku qaaday fasalka 8aad
Hambalyo ayaan leenahay Labada Group.
Guusha ha raacdo cid walba oo dadaalaysa!




#2025 _2026

Al-xamdu Lillaah,  waxa si rasmi ah noogu soo dhammaaday Imtixaankii bilaha ee 2aad  (Monthly 2 Examination) ee sanad-du...
14/03/2026

Al-xamdu Lillaah, waxa si rasmi ah noogu soo dhammaaday Imtixaankii bilaha ee 2aad
(Monthly 2 Examination) ee sanad-dugsiyeedka 2025–2026, kaas oo si habsami leh uga qabsoomay Sheikh Hassan Barsane Primary and Secondary School 3
Maamulka dugsigu waxa uu u mahadcelinayaa dhammaan macallimiinta, ardayda, iyo waalidiinta sida ay uga qayb qaateen guul-ku-dhammaystirka imtixaanka, isla markaana waxa uu Ilaahay uga baryayaa ardayda natiijooyin wanaagsan iyo guul waarta.

.h.bschool
2Examination

20/02/2026

Abdixafid Mohamed Abdullahi , wuxuu ka mid yahay ardayda dhigata Dugsiga Sheikh Hassan Barsane Primary and Secondary School 3 Gaar ahaan fasalka 8aad , wuxuu isku dayaaa inoo ka shaqeeyo Cashir uu macalinka Horey u qoray , waana waxqabad
wanaagsan .
Waxqabadyadan iyo kuwa badan ayaa ka socda dugsiga .
Nagu soo biir oo hel waxbarasho Tayo sare leh

Ramadan Kariim dhammaan ummadda Soomaaliyeed, . Waa bil kheyr iyo dambi-dhaaf leh, Alle ha inaga dhigo kuwii ka faa’iida...
19/02/2026

Ramadan Kariim dhammaan ummadda Soomaaliyeed, . Waa bil kheyr iyo dambi-dhaaf leh, Alle ha inaga dhigo kuwii ka faa’iidaysta.

Alle ha inagu gaarsiiyo Ramadan-kan kiisa kale nabad, caafimaad iyo barwaaqo. Aamiin.

19/02/2026

Ramadan Kariim dhammaan ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan bulshada Caasimadda. Waa bil kheyr iyo dambi-dhaaf leh, Alle ha inaga dhigo kuwii ka faa’iidaysta.

Alle ha inagu gaarsiiyo Ramadan-kan kiisa kale nabad, caafimaad iyo barwaaqo. Aamiin.

17/02/2026

Ustaad Abdikani Ibraahim

14/02/2026

Ustaad C/qaadir

Al-xamdu Lillaah, maanta oo sabti ahah waxa si rasmi ah noogu soo dhammaaday Imtixaankii Dhexe (Mid-Term Examination) ee...
17/01/2026

Al-xamdu Lillaah, maanta oo sabti ahah waxa si rasmi ah noogu soo dhammaaday Imtixaankii Dhexe (Mid-Term Examination) ee sanad-dugsiyeedka 2025–2026, kaas oo si habsami leh uga qabsoomay Sheikh Hassan Barsane Primary and Secondary School 3
Maamulka dugsigu waxa uu u mahadcelinayaa dhammaan macallimiinta, ardayda, iyo waalidiinta sida ay uga qayb qaateen guul-ku-dhammaystirka imtixaanka, isla markaana waxa uu Ilaahay uga baryayaa ardayda natiijooyin wanaagsan iyo guul waarta.

.h.bschool

17/01/2026

Muuqal Ku saabsan Imtixaankii dhexe ee sanad dugsiyeedka 2025 / 2026

Qeybta 3aad : Sawirada Qeybta Hadiyad siinta Macalimiinta Dugsiga Sheikh Hassan Barsane Primary and Secondary School 3 e...
06/12/2025

Qeybta 3aad : Sawirada Qeybta Hadiyad siinta Macalimiinta Dugsiga Sheikh Hassan Barsane Primary and Secondary School 3 ee maalinka weyn ee

Xuska Maalinta Macalunka Somaliyeed

SAWIRO QURUX BADAN : Cassho C/waaxid oo ka mid ah bahda Sheikh Hassan Barsane Primary and Secondary School 3 ayaa  ugu d...
27/11/2025

SAWIRO QURUX BADAN : Cassho C/waaxid oo ka mid ah bahda Sheikh Hassan Barsane Primary and Secondary School 3 ayaa ugu dambeyn codsigeeda Ka aqbalay madaxweynaha soomaaliya Hassan Sheikh Maxamuud oo maanta ay la kulantay .
Caasho waa gabar ku leh astaan Akhlaaq wanaagsan , karti iyo gabar ku wanaagsan waxbarashada .

_3
Soomaaliyaa
Guuleyso caasho C/waaxid

27/11/2025

Address

Yaaqshid Suuq Xolaha
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sheikh Hassan Barsane Primary and Secondary School 3 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category