Hanbile Institute

Hanbile Institute

Share

HANBILE INSTITUTE IS THE HOME OF KNOWLEDGE AND SKILLS BUILDING.

30/10/2024

*Machadka Tababarada Hanbile Institute* wuxuu idin qabanayaa seminar ciwaankiisu yahay : *Human resource management*

Seminarka waxaa bixin doona *:mr Abdirazak Dayib sheikh*

Goobta uu ka dhacayo *:Holl salaam university*

Goorta uu dhacayo: *Axad 10 NoV__ 2024*

Time: 03: 00 Galamnimo*

Certificate :Yes $3 dollar

Halkan ku biir si aad ula socato ๐Ÿ‘‡
https://chat.whatsapp.com/IqmHE8fy5paBgTzUXArkcC

more information, please call us:
WhatsApp: https://wa.me/252613332712

Faafaahin: 0613332712| 0614255703

28/10/2024

Muuqaal soo Koobaya Seminarkenii ahaa public speaking ee oo inoo qabsoomay 22 OCT _2024.

Seminarka Waxaa bixinayey Abdiladif Hirse (trainer)

# *Hi #

Photos from Hanbile Institute 's post 27/10/2024

*Sawiro qeybta 2aad iyo seminarkenii ahaa public speaking*



Photos from Hanbile Institute 's post 26/10/2024

*Sawiro qeybta 1aad iyo seminarkenii ahaa public speaking*



13/10/2024

*Machadka Tababarada Hanbile Institute* wuxuu idin qabanayaa seminar ciwaankiisu yahay *public Speaking*

Seminarka waxaa bixin doona :Abdiladif Hirse ( trainer )

Goobta uu ka dhacayo *Holl Horseed international university*

Goorta uu dhacayo: Talaado 22 oct -2024

Time: 03:00 Galamnimo

Certificate :Yes $3 dollar

Halkan ku biir si aad ula socato ๐Ÿ‘‡
https://chat.whatsapp.com/IqmHE8fy5paBgTzUXArkcC

more information, please call us:
WhatsApp: https://wa.me/252613332712

Faafaahin: 0613332712| 0614255703

Photos from Hanbile Institute 's post 20/09/2024

Alxm, waxaa caawa inoo so dhamaaday Seminar-keni ku saabsanaa; *project management*

Kaas ino socday khamiis iyo jimco

waxaan u hambalyeyneynaa dhamaan dhalinyarda ka faideysatay,

sido kale waxaan mahad celin balaaran u jedineynaa Mr. Omar A.risaaq omar seminarka ino so jedinayey iyo guud ahaan howl wadeenada,

*Hanbile Institute*

18/09/2024

๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ธ๐—ฒ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐—ฎ๐˜† Seminarka *project* ๐— ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐—ฒ๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜

GOOGLE MEET

Waqtiga: 8:00 ๐—ฃ๐—บ

Maalinta: ๐—ž๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ถ๐˜€, iyo jimco

Certificate: ๐—ฌ๐—˜๐—ฆ

๐™ƒ๐™–๐™ก๐™ ๐™–๐™ฃ ๐™ž๐™จ๐™ ๐™– ๐™™๐™ž๐™ž๐™ฌ๐™–๐™–๐™ฃ๐™œ๐™š๐™ก๐™ž https://chat.whatsapp.com/L7jGEFvsFVhAm7tREP4cG5

Faahfaahin kala xiriir 0613332712 ama 0610829511 ...

10/09/2024

Machadka Tababarada Hanbile Institute wuxuu idin qabanayaa Seminar ciwaankiisu uu yahay Project Management.

Seminarka waxaa bixin doona Mr. Omar A.risaaq Omar

Tababarkan ayaana socon doona mudda laba cisho ah I.A.

Goobta.Google Meet

Goorta.19_20 _2024

Waqtiga.0:800pm_0:10:00pm

Certificate.Yes

Halkan iska diiwaangeli https://wa.me/252613332712

Halkan ku biir si aad ula socato ๐Ÿ‘‡
https://chat.whatsapp.com/IqmHE8fy5paBgTzUXArkcC



26/08/2024

Muuqaal soo Koobaya Seminarkii ๐—ฆ๐—ฎ๐—น๐—ฒ๐˜€ ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐— ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฒ๐˜๐—ถ๐—ป๐—ด ee Maalinkii khamiista aan ku qabanay Mogdisho 15-August-2024.

Seminarka Waxaa bixinayey Mr.Mohamed Abdullahi Abdulle

Photos from Hanbile Institute 's post 17/08/2024

Qaybtii 2aad Sawirada Seminarkii Sales and Markerting aan qabanay 15-August-2024.

Waxaana Halkaasi lagu gudoonsiiyey shahaadooyin qaar kamida ka qaybgalayaasha seminarkaas.

Waxaana Seminarkan bixinayey Mr.Mohamed Abdullahi Abdulle

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Mogadishu