03/10/2024
Ogaysiis ogaysiis dhamaan bahda jecel waxbarashada la ogaysiinayaa in iskuulka Hami institute of languages mathematics and health science uu qaadanayo dufcadii labaad ee caafimaadka
Yaanan lagaa buuxin horey ugaar weliba waxaa ku heli doontaa kooroskaan si free ah ama lacag la'aan si ay ugu faaideestaan bahda jecel waxbarashada mahadsanidiin
19/09/2024
Hambalyo Hambalyo dhamaan ardayda dufcada 1aad ee iskuulka Hami institute of languages mathematics and health science qaybta ka qalin jabiyay!
Waxaa muujiseen dedaal, adkeysi, iyo guul.
Qalinjabintiina waxay cadeynaysaa in dadaalkiinu uu miro dhalay. Waxaad hesheen fursad cusub oo aad ku sii raacdaan riyooyinkiina , hana iloobina inaad had iyo jeer ka shaqeysaan horumarkiina. Hambalyo mar kale dhakhaatiirka mustaqbalka, marwalba guuleesta!
Bin Cabdalla Qoslaaye
24/08/2024
Fadlan is diiwaangali si aa ula socoto asaagaaga ama ka sareeso adigoo baranaya si casri ah luqada English ka xisaabaadka iyo Cilmiga caafimaadka fadlan ku dhufo linkigaan si aa isku diiwaangaliso
Hami institute of languages mathematics and health science
School