Al Falah Primary & Secondary School

Al Falah Primary & Secondary School mareegtan waxaa is kaleh Dugsiga Al falaax

30/08/2025
20/11/2024
20/11/2024

Maanta oo ah 21 November 2024 oo ku aadan maalinta loo asteeyay macallimiinta soomaaliyeed waxaan hombalyo iyo bogaadir u dirayaa dhamaan macallimiinta ummada soomaaliyeed sigaar ah waxaan diirada u saarayaa macallimiinta Dugsiga AL-falaax hombalyo hombalyo hombalyo ilaahay waxaan kaaga baryaaa cimridheer, cibaado suuban,caafimaad wanaagsan iyo ceesh waasac ah

Waxaa maanta oo Taariikhdu tahay 07_011_2024 noo bilowday imtixaan bileedka,Waxaan rajeynayaa guulwacan dhamaan bahda re...
06/11/2024

Waxaa maanta oo Taariikhdu tahay 07_011_2024 noo bilowday imtixaan bileedka,Waxaan rajeynayaa guulwacan dhamaan bahda reer AL-FALAAX

31/08/2024

Maanta oo taariikhdu tahay 31/8/2024 waxaa si wanaagsan noogu bilowday sanad dugsiyeedka 2024/ 2025. Waxaana bahda Alfalaax oo dhan u rajeynayaa guulo waaweyn. Ilaahay waxaan ka baryeenaa inuu noo fududeeyo shaqada na hortaa sanad dugsiyeedkan

Address

Daynile
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al Falah Primary & Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category