26/03/2026
Qaar kamid ah ardaydeena ayaa qaatay tababar ku saabsan Maareynta Hawada iyo Amniga Duulista, kaasi oo ka qabsoomay xarunta Hayโadda Duulista Rayidka Soomaaliyeed.Tababarka ayaa waxaa bixiyey khubarro iyo macallimiin ka socda Hayโadda Duulista Rayidka Soomaaliyeed.
05/03/2026
Munaasabad afur wadareed ah oo ay soo qaban qaabiyeen xubnaha Ururka Ardayda ee Kulliyadda ayaa ka dhacday gudaha jaamacadda, iyadoo ay ka soo qeyb galeen xubno ka socday maamulka jaamacadda, ururka ardayda, marti sharaf, maamulka kulliyadda, macallimiin iyo arday badan.
Kullankan afur wadareedka ah ayaa ahaa mid lagu xoojinayay xiriirka iyo wadajirka ka dhexeeya maamulka, macallimiinta iyo ardayda kulliyadda, isla markaana lagu muujinayay qiimaha wadajirka iyo is-dhexgalka bulshada jaamacadeed inta lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadaan.
21/02/2026
Talk Show: Doorka Haweenka ee Duulista Rayidka.
Kuliyadda waxay qabanaysaa tababar lagu iftiiminayo kaalinta haweenka ee duulista, caqabadaha jira, iyo sida loo dhisi karo aragti istiraatiiji ah oo waarta.
17/02/2026
Hambalyo guulaystiyaasha tartanka.
14/02/2026
(๐๐๐น๐น ๐ง๐ถ๐บ๐ฒ)
Tartantanka kubbada cagta ee FCA CUP
Ciyaarta galabta wareegii 2aad kullankiisii 1aad waxaa wada ciyaaray
Class A Year 2
Class C Year 2
09/02/2026
(๐๐๐น๐น ๐ง๐ถ๐บ๐ฒ)
Tartantanka kubbada cagta ee FCA CUP
Ciyaarta galabta Kullanka 5aad waxaa wada ciyaaray
Class Part Time Year 1
Class B Year 1
08/02/2026
(๐๐๐น๐น ๐ง๐ถ๐บ๐ฒ)
Tartantanka kubbada cagta ee FCA CUP
Ciyaarta galabta Kullanka 4aad waxaa wada ciyaaray
Class D Year 2
Class B Year 2
07/02/2026
(๐๐๐น๐น ๐ง๐ถ๐บ๐ฒ)
Tartantanka kubbada cagta ee FCA CUP
Ciyaarta galabta Kullanka 3aad waxaa wada ciyaaray
Class C Year 2
Class A Afternoon Year 1
05/02/2026
(๐๐๐น๐น ๐ง๐ถ๐บ๐ฒ)
Tartantanka kubbada cagta ee FCA CUP
Ciyaarta galabta Kullanka 2aad waxaa wada ciyaaray
Class A Year 1
Class c Year 1
04/02/2026
(๐๐๐น๐น ๐ง๐ถ๐บ๐ฒ)
Tartantanka kubbada cagta ee FCA CUP
Ciyaarta galabta Kullanka 1aad waxaa wada ciyaaray
Class A Year 2
Class Part-time Year 2