Al-Abaadir Wadajir Buulo-Xuubey

Al-Abaadir Wadajir Buulo-Xuubey

Share

๐ŸŒŸ Albaadir School - Where Learning Meets Excellence! ๐ŸŒŸ
At Albaadir School, we believe in nurturing young minds and shaping future leaders.

Our dedicated educators create a supportive environment that inspires students to excel academically, and socially

26/05/2026

Maamulka, macallimiinta, iyo dhammaan hawl-wadeennada Dugsiga Al-Abaadir Wadajir Buulo-Xuubey waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan guud ahaan Ummadda Islaamka, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed,Munaasabadda barakaysan ee Ciidul-Adxaa.

Maalintan weyn ee Ciidda waxay inoo tahay astaan midnimo, is-cafis, iyo u-samafalidda bulshada. Waxaan Alle (SWT) uga baryaynaa inuu acmaasheenna suuban nagala aqbalo, ciiddan ciiddeeda kalena nagu gaarsiiyo nabad, caafimaad, barwaaqo iyo horumar waara oo dalkeenna u dhasha.

Ardaydeenna qaaliga ah waxaan u rejaynaynaa fasax ciideed oo farxad iyo reyn-reyn leh.

Kullu Caam Wa Antum Bikhayr! ูƒูู„ู‘ู ุนูŽุงู…ู ูˆูŽุฃูŽู†ู’ุชูู…ู’ ุจูุฎูŽูŠู’ุฑู
Ciid Mubaarak!

Photos from Al-Abaadir Wadajir Buulo-Xuubey's post 25/05/2026

Fasalka 6aad oo ku guulaystay Tartan aqooneedka Dugsiga qaybtiisa (Galab)
sanad dugsiyeedka 2025-2026. Kadib markii ay la Tartameen fasalka 7aad
HMABLYO FASALKA 6aad

24/05/2026

TARTAN AQOONEED

Waxaa maalinta birito ah oo Taariikhdu ku beegan tahay 25 May fooda la isku dari doonaa tartan aqooneedka iskuulka Al-Abaadir Wadajir Buulo-Xuubey k**a dambaystiisa (final) Qeebtiisa galabkii labada fasal ee kala ah:

๐Ÿ“˜ Fasalka 7aad
๐Ÿ“— Fasalka 6aad

Waxaan u rajeyneynaa dhammaan ka qeybgalayaasha guul iyo horumar!

Insha Allah

19/05/2026

๐ˆ๐๐๐€๐€ ๐‹๐ˆ๐‹๐‹๐€๐€๐‡๐ˆ ๐–๐€ ๐ˆ๐๐๐€๐€ ๐ˆ๐‹๐€๐˜๐‡๐ˆ ๐‘๐€๐€๐‰๐ˆ๐‚๐”๐”๐!

Maamulka, Maamul ku-xigeenka, Macalimiinta iyo dhammaan ardayda Al-Abaadir wadajir Buulo-Xuubey waxay u tacsideenayaan ehelka iyo qaraabada ay ka geeriyootay walaasheen Faadumo Xasan Cabdullahi

Waxaan Allah uga baryeynaa inuu marxuumadda u naxariisto, Jannatul Firdowsa ka waraabiyo, ehelkana samir iyo iimaan ka siiyo.

Aamiin

Photos from Al-Abaadir Wadajir Buulo-Xuubey's post 16/05/2026

Ciyaartii galabta oo ahayd mid aad u adag ayaa waxa ay ku soo dhammaatay natiijada hoos ku qoran๐Ÿ‘‡

๐…๐”๐‹๐‹-๐“๐ˆ๐Œ๐„
๐…๐จ๐ซ๐ฆ Two: 5 ๐—š๐—ผ๐—ฎ๐—น
Caliโšฝ
C/naasirโšฝโšฝโšฝโšฝ

7๐š๐š๐: 2 ๐—š๐—ผ๐—ฎ๐—น
๐€homed โšฝ
Rooniiโšฝ

Faallo kooban;
Fasalka 7aad waxay soo bandhigeen ciyaar cajiib ah, halka fasalka Form 2 iyaguna u awood sheegteen dhigooda 7aad.

Guud ahaan labada fasalba waxaan leenahay hambalyo gaar ahaan fasalka Form-2 oo u soo gudbay ๐…๐ข๐ง๐š๐ฅ๐ค๐š.

๐‡๐€๐Œ๐๐€๐‹๐˜๐Ž ๐…2โœŠ
7๐€๐€๐ƒ ๐๐€๐’๐ˆ๐ˆ๐ ๐–๐€๐‚๐€๐๐Ÿ‘‹

๐๐ž๐ฌ๐ญ ๐ฉ๐ฅ๐š๐ฒ๐ž๐ซ: C/naasir Cali Xusein
๐Ÿ“ธ Maxamed Daaโ€™uud (Abatac)
๐ŸŸ๏ธ Shaamow Stadium

๐…๐ข๐ง๐š๐ฅ๐ค๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐ข๐ฌ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ก๐š๐ซ๐š๐ฒ ๐…-4 ๐•๐ฌ ๐…2!
Yaa noqon doona CHAMPION KA 2025/2026๐Ÿ†????

Photos from Al-Abaadir Wadajir Buulo-Xuubey's post 09/05/2026

Ciyaartii galabta oo ahayd mid aad u adag ayaa waxa ay ku soo dhammaatay natiijada hoos ku qoran๐Ÿ‘‡

๐…๐”๐‹๐‹-๐“๐ˆ๐Œ๐„
๐…๐จ๐ซ๐ฆ four: 7 ๐—š๐—ผ๐—ฎ๐—น
Cadnaanโšฝโšฝ
C/Xafiidโšฝโšฝโšฝโšฝ๏ธ
C/caziizโšฝ

8๐š๐š๐: 6 ๐—š๐—ผ๐—ฎ๐—น
Sadiqโšฝโšฝ
C/laahi (Geedow)โšฝ๏ธโšฝ๏ธโšฝ๏ธ
Usaame โšฝ๏ธ

Faallo kooban;
Fasalka 8aad waxay soo bandhigeen ciyaar cajiib ah, halka fasalka Form 4 iyaguna u awood sheegteen dhigooda 8aad, sidoo kale fasalka form 4 ayaa noqday fasalkii ugu horreeyay ee u gudba k**a danbeesta tartanka sanadkan 2026.

๐‡๐€๐Œ๐๐€๐‹๐˜๐Ž ๐…4โœŠ
8๐€๐€๐ƒ ๐๐€๐’๐ˆ๐ˆ๐ ๐–๐€๐‚๐€๐๐Ÿ‘‹

๐๐ž๐ฌ๐ญ ๐ฉ๐ฅ๐š๐ฒ๐ž๐ซ: Cabdullahi Cabdulle Geedow
๐Ÿ“ธ Maxamed Daaโ€™uud (Abatac)
๐ŸŸ๏ธ SHAAMOW STADIUM

Photos from Al-Abaadir Wadajir Buulo-Xuubey's post 05/04/2026

(05/4/2026)

Ciyaartii maantay dhaxmartay fasalada kala ah F.4 Vs F.3 oo ahayd ciyaar aad u adag.
Wexeyna guusha raacday fasalka F.4 oo
3-1 uga badiyey dhigooda form 3
๐—™.๐—š: Xidiga garoonka waxa loo doortay C/Xafiid NO.22

๐ŸŸ๏ธAl-HADI STADIUM
๐Ÿ•ž5:00๐—ฝ๐—บ

31/03/2026

Kala sareynta Cup

Photos from Al-Abaadir Wadajir Buulo-Xuubey's post 30/03/2026

Ciyaartii galabta ee dhex martay Fasalada kala ah iyo ayaa waxa ay ku soo idlaatay garbo siman (7:7). Labada fasal waxaan leenahay Hambalyo.
Xidiga garoonka waxaa loo doortay

Yaasir Amiin Ismaacil

"๐ถ๐‘–๐‘ฆ๐‘Ž๐‘Ž๐‘Ÿ๐‘ขโ„Ž๐‘ข ๐‘ค๐‘Ž๐‘Ž ๐‘–๐‘ ๐‘‘โ„Ž๐‘’๐‘ฅ๐‘”๐‘Ž๐‘™๐‘˜๐‘Ž ๐‘๐‘ข๐‘™๐‘ โ„Ž๐‘Ž๐‘‘๐‘Ž"

๐ŸŸ๏ธAl-HADI STADIUM
๐Ÿ•ž5:00๐—ฝ๐—บ

30/03/2026

๐Ÿ“… 30/03/2026
โœŠ๐Ÿ”œ๐— ๐—ฎ๐˜๐—ฐ๐—ต๐—ฑ๐—ฎ๐˜†
8aad๐Ÿ†š7aad
๐Ÿ•— 5:00pm
๐ŸŸ๏ธ Stadium Al-Haadi
๐Ÿ† Al-Abaadir Cup

Derby Dugsi dhexe
Soo saadaali kulanka adag ee galabta
Yaa guuleysan kara?๐Ÿ‘‡

19/03/2026

Munaasabadda Ciidul-Fidhiriga awgeed, Dugsiga (Al-Abaadir Wadajir Buulo-Xuubey) wuxuu u hambalyeynayaa dhammaan ummadda muslimiinta gaar ahaan bahda waxbarashada.

Allaha ha inaga aqbalo acmaasha wanaagsan, ha inaga dhigo kuwa maalintani weyn loo diiwaan-geliyay in laga xorreeyay naarta.

Waxa aan Allaah ka baryaynaa in ciiddan ciiddeeda nagu gaarsiiyo kheyr iyo baraare iyo dalkeena oo nabdoon.

Ciid Wanaagsan!
Ku ciida samo iyo barwaaqo.
ุนูŠุฏ ู…ุจุงุฑูƒ
ูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Address

Buuluxubeey
Mogadishu