Somali Reading Qura'an

Somali Reading Qura'an

Share

Allaah dartiis ula wadaag walaalahaaga
kalaamka alle si fududna u garsii

abaalkaagana allaah sareeya jano hakagu bedelo

09/08/2022

Masha llaaah dheh😍😍😍

09/08/2022

Sheekh cabdi xayyi iyo wasaaradaha Somaalida muxuu ka yadhi

03/08/2022

Maxaa ka qurux badan in aad aragtid gabadh kalaamka alle aqrinayso.

Waa gabadh somaliyeed oo aad u cod macaan.

Share dheh

03/08/2022

Allaaahu akbar maxaa ka qurux badan oo ka raaxa badan markaad maqashid kalaamka alle oo ay akhtinayso gabadh somaaliyeed.

Share gare wll

31/07/2022

Saddex shay oo aad u muhiim u ah nafta....

31/07/2022

Somali Reading qur'aan ayaa hawada dib ugu so laabtay muda dheer ka dib oo qolada facebook haystay.
Alh.

30/04/2022

Dar illaahay ku share gare wll..
Oo gaarsii dad badan.

18/04/2022

Waa aakhiro kallaamihii runtii aad ayuu u nasiib badanyahay

29/01/2020

Qawlka alle waa kan bedela mar walba quluubta ibnu aadamka

Daawo ka dibna
share garee
Like saar page

30/12/2019

Sheikh Abdirashiid SuuFi
Iyo will yar
Codkii sheekh xusaari

26/12/2019

Allaah haydin xifdiyo

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Masjid Ali Suufi
Mogadishu