Innaa Lillaahi wa Innaa Ileyhi Raajicuun.
Maamulka, macallimiinta, iyo dhammaan ardayda iskuulka Darul Rahman Primary and Secondary School waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ardayadeenna Nafiso Maxamed Jiccaale, oo ay ka geeriyootay walaasheed Umul Kheyr.
Waxaan Ilaahay uga baryeynaa marxuumadda inuu janadii Firdowsa ka waraabiyo, dambigeedana dhaafo, qabrigeedana u waasiciyo. Sidoo kale waxaan Nafiso iyo qoyskeeda ka rajeyneynaa samir iyo iimaan, qalbigoodana Ilaahay ha u dejiyo.
Geeridu waa xaq, qof walbana waa mari doonaa. Ilaahay ha idin siiyo samir iyo awood aad ku qaadataan qadarka Eebbe.
Aamiin.
Midowga Ardayda Daarul-Raxmaan-MADAR
Waxaan nahay Muraayadda Dugsiga Daarul-Raxmaan
09/04/2026
JUMCO MUBAARAK KUSALIYA XABIIBKEENA MAXAMED (SCW)
03/04/2026
JUMCO WANAAGSAN YAA AXBAABI KUSALIYA SUUBANAHEENA MUXAMED (NNKH)
CIID MUBAARAK ALL MUSLIMS
16/03/2026
Midowga Ardayda Daru-Rahman (MADAR) Ayaa Sanadkaan Ka qeyb qaatay Afurinta Dadka Sooman Wadada ugu galay waqtiga afurka
Alx Si wanaagsan ayey noogu qabsoomtay Waxaana ugu mahadcelineynaa Allah (swt) Kasokoow dhamaan Cidkasta oo Garab nagu siiyay Ayaan ugu mahadcelineynaa.
COMING SOON
10/03/2026
06/03/2026
Mahadcelin Gaar ah
Waxaan si kal iyo laab ah ugu mahadcelineynaa Guddiga Faydhawrka Iskuulka dadaalka iyo shaqada adag ee ay geliyeen nadaafadda iyo bilicda iskuulka. Hawsha ay qabteen waxay muujineysaa masuuliyad, iskaashi iyo jacayl ay u qabaan deegaanka waxbarashada.
Oraahda:Arday firfircoon ayaa dhisa deegaan waxbarasho oo nadiif ah.
XASUUS:HADAL JEEDINTII MAAMULKA ISKUULKA DARUL-RAHMAN PRIMARY AND SECONDARY SCHOOL EE KU AADANEED DOORASHADA GUDDIGA 2025__2026.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Mogadishu