Midowga Ardayda Daarul-Raxmaan-MADAR

Midowga Ardayda Daarul-Raxmaan-MADAR Waxaan nahay Muraayadda Dugsiga Daarul-Raxmaan

23/04/2026

Innaa Lillaahi wa Innaa Ileyhi Raajicuun.

Maamulka, macallimiinta, iyo dhammaan ardayda iskuulka Darul Rahman Primary and Secondary School waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ardayadeenna Nafiso Maxamed Jiccaale, oo ay ka geeriyootay walaasheed Umul Kheyr.

Waxaan Ilaahay uga baryeynaa marxuumadda inuu janadii Firdowsa ka waraabiyo, dambigeedana dhaafo, qabrigeedana u waasiciyo. Sidoo kale waxaan Nafiso iyo qoyskeeda ka rajeyneynaa samir iyo iimaan, qalbigoodana Ilaahay ha u dejiyo.

Geeridu waa xaq, qof walbana waa mari doonaa. Ilaahay ha idin siiyo samir iyo awood aad ku qaadataan qadarka Eebbe.

Aamiin.

JUMCO MUBAARAK KUSALIYA XABIIBKEENA MAXAMED (SCW)
09/04/2026

JUMCO MUBAARAK KUSALIYA XABIIBKEENA MAXAMED (SCW)

JUMCO WANAAGSAN YAA AXBAABI KUSALIYA SUUBANAHEENA MUXAMED (NNKH)
03/04/2026

JUMCO WANAAGSAN YAA AXBAABI KUSALIYA SUUBANAHEENA MUXAMED (NNKH)

20/03/2026

CIID MUBAARAK ALL MUSLIMS

Midowga Ardayda Daru-Rahman (MADAR) Ayaa Sanadkaan Ka qeyb qaatay Afurinta Dadka Sooman Wadada ugu galay waqtiga afurka ...
16/03/2026

Midowga Ardayda Daru-Rahman (MADAR) Ayaa Sanadkaan Ka qeyb qaatay Afurinta Dadka Sooman Wadada ugu galay waqtiga afurka
Alx Si wanaagsan ayey noogu qabsoomtay Waxaana ugu mahadcelineynaa Allah (swt) Kasokoow dhamaan Cidkasta oo Garab nagu siiyay Ayaan ugu mahadcelineynaa.

15/03/2026

COMING SOON

10/03/2026
Mahadcelin Gaar ahWaxaan si kal iyo laab ah ugu mahadcelineynaa Guddiga Faydhawrka Iskuulka dadaalka iyo shaqada adag ee...
06/03/2026

Mahadcelin Gaar ah
Waxaan si kal iyo laab ah ugu mahadcelineynaa Guddiga Faydhawrka Iskuulka dadaalka iyo shaqada adag ee ay geliyeen nadaafadda iyo bilicda iskuulka. Hawsha ay qabteen waxay muujineysaa masuuliyad, iskaashi iyo jacayl ay u qabaan deegaanka waxbarashada.
Oraahda:Arday firfircoon ayaa dhisa deegaan waxbarasho oo nadiif ah.

22/02/2026

XASUUS:HADAL JEEDINTII MAAMULKA ISKUULKA DARUL-RAHMAN PRIMARY AND SECONDARY SCHOOL EE KU AADANEED DOORASHADA GUDDIGA 2025__2026.

Address

Dharkeynley Barxadda Washkax
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Midowga Ardayda Daarul-Raxmaan-MADAR posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category