15/08/2026
🎨 COURSE OF MULTIMEDIA!🚀
Nebula IT Solutions waxay kuu diyaarisay Course-ka Multimedia, kaas oo u diyaarsan qaab casri ah. Ayna diyaariyeen macalimiin khibrad leh.
Waxaad ku Baran Doontaa Course-ka:
✅ Graphic Design– Adobe Photoshop, Illustrator & InDesign
✅ Video Editing– Adobe Premiere Pro
✅ Motion Graphics – Adobe After Effects
✅ Social Media Marketing – Maamulka iyo kobcinta baraha bulshada
✅ Content Creation – Abuurista content xirfad leh
✅ Branding & Visual Identity – Naqshadaynta muuqaalka shirkadaha iyo brands-ka
✅ Social Media Design – Posts, Flyers, Ads & Campaign Designs
✅ Practical Projects – Projects dhab ah iyo tababar gacanta lagu qabto
🎯 Baro xirfadaha maanta suuqa looga baahan yahay, una beddel xirfaddaada fursad shaqo iyo dakhli.
📱 Nala Soo Xiriir WhatsApp:
https://wa.me/252610937723
https://wa.me/252619553848