Hassan Sayyid

Hassan Sayyid

Share

Currently the VP for academic affairs and resarch, University of Somalia ( UNISO), independent consultant in education and business development.

Ideas posted here represent my own views

21/05/2026

Waxaan bogaadinayaa Eng Abdullahi Yaabisdiid, iyo maamulka Jaamacadda Jaziira oo soo bandhigay Buugga Farsamada Dhisamaha oo ku qoran Afkeena Hooyo. Waxaan Rajeynayaa in Buuggaani tixraac u noqon doono ardayda barata Civil Engineering.

13/05/2026

Dhiirigelinta Ardayda Fasalka 12 aad

Photos from Somali One Health Centre's post 05/05/2026

Pleased to Represent the association of Somali Universities ( ASU) in the third one health conference in Somalia.
Higher education institutions of Somalia will remain at the forefront of advancing Somalia’s one health initiative through education, Research and Community Awareness

03/05/2026

We are pleased to welcome Dr. Hassan Sayid, Chairman of the Association of Somali Universities - ASU and Vice Chancellor of University of Somalia - UNISO, as a distinguished guest at the 3rd Somali ( ), taking place on 5–6 May 2026 in Mogadishu, Somalia.

Dr. Hassan’s participation reflects the growing leadership of Somali academic institutions in advancing the One Health agenda and strengthening national capacity for research, innovation, and workforce development.

As Somalia works to address antimicrobial resistance, emerging health threats, and system-wide preparedness challenges, universities remain central to building the knowledge, evidence, and next generation of professionals needed to sustain One Health in practice.

We are honoured to welcome Dr. Hassan and value the contribution of Somali universities in shaping a stronger, more resilient One Health future for Somalia.

09/09/2025
05/09/2025

Allaa Mahadleh. Himiladaan hadda waa la xaqiijiyay Dugsiga Mohamud Sabriye

Photos from University of Somalia - UNISO's post 28/08/2025
27/08/2025

Waxaan maanta la dareennahay Class of 2025 ee ka qalinbedelanaya Jaamacadda Soomaaliya ( UNISO).
Erayo laguma cabirikaro, Farxadda iyo dareenka Waalidka, Macalinka, Ardayda iyo Maamulka Jaamacadda.

ah
Aqooneed

13/07/2025
16/04/2025

Caruurtaada bar sida Kaluunka loola soo boxo

Waxaan jecleystay in aan idinla wadaago sheeko xiisa badan oo na dhexmartay aniga Cimraan iyo wiilkiisa Abdiraxmaan.

Cimraan waa Aabe xirfadle ah oo ku shaqeysta farsamada gacanta. Markaan wuxuu ka shaqeynayaa hagaajinta muraayad haadka gaariga.

Cimraan markuu shaqada bilaabay wuxuu u yeertay Abdiraxmaan wuxuuna u dirsaday qalabkii shaqada.

Abdiraxmaan waa 12 jir xiisaynaya barashada xirfadda aabihiis ku shaqeysto. Waa wiil fariid ah oo ay ka muuqato ardaynimo , akhlaaq wanaag, dhega fudeyd iyo in uu garab istaago aabihiis.

Dhankale, Aabe Cimraan, maanta labo shaqo ayuu isla helay, Waa tan koowaade biilka maanta meel ayuu usaaranyahay haseyeeshee wuxuu fursadaan uga faa,iideysanayaa in uu wiilkiisa wax ku baro, sidaasdarteed wax fursad ah ma luminayo. Wuxuu si hagar la’aan ah ubarayaa sheey kasta Shaqada uu qabto iyo sida loo cilad bixiyo. Aabe Cimraan wuxuu ii sheegay in uu Farsamada gacanta ka soo gaaray Aabihiis.

Waxaan aad ugu riyaaqay wada shaqeynta iyo waxbarashada itus oo itaabsiida ah ee meesha ka socota.

Waxaan ka codsaday in aan sawir ka qaado labadooda oo ku jira shaqo iyo fasal ay ka socoto Waxbarasho dhab ah. Waxaan Sidoo kale ogolaasho uga helay in aan sheekadooda dadka la wadaagi karo.

Ugu dambeyn, Waxaan soo xasuustay xikmaddii aheyd caruurta intii aan kaluun usoo bixi leheed bar sida kaluunka loola Soo boxo.

Ugu dambeyn, Hay’adaha dadka danyarta ah ka taageerta Waxbarashada Farsamada Gacanta Waxaan ka codsanayaa in ay garab istaagan Abdiraxmaan Cimraan iyo dhalinyarada la mid ka ah ee leh Mustaqbalka wanaagsan.

-on

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Maka Almukarama
Mogadishu