28/09/2021
**XASUUSIN: **
Xisada mantay waxaa so jeedjn doona Dr ibrahim Bursaliid
Mowduucana wuxu ku saabsan yahay : Fahmida Siyaasadda Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya.
Waqtiga xisada waa muhiim ee aan ilaalino kana faideesano .
Isticmaal linka hoose:
Join our Cloud HD Video Meeting
Zoom is the leader in modern enterprise video communications, with an easy, reliable cloud platform for video and audio conferencing, chat, and webinars across mobile, desktop, and room systems. Zoom Rooms is the original software-based conference room solution used around the world in board, confer...
27/09/2021
Hogaanka ardayda jaamacadaha Dhallinyaro.org ayaa kugu casuumaya ka soo qayb-galka kulan fogaan-arag ah oo lagu falanqayn doono Siyaasadda Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya:
Cinwaanka: “Fahmidda Siyaasadda Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya”.
Taariikhda: Sep 28, 2021
Waqtiga: 16:00 PM Mogadishu Time
Meeting ID: 965 4421 9446
Passcode: 777467
Gujji Link-ga hoose si aad shirka ugu biirto:
https://zoom.us/j/96544219446?pwd=Tjh3VkxwUjg0b1ZOU1hOQjhmVW5UUT09
Ka soo qaybgalka shirku waa furan yahay sida loo kala horreeyo inta qolku ka buuxsamaayo. Ku soo biir casharka iyo doodda:
Sidoo kale, waxaad kala socon kartaa bogga Facebook ga dhallinyaro.org oo uu barnaamijku Live uga bixi doono insha Allah.
https://www.facebook.com/dhallinyaro/photos/a.232700598671900/253421576599802/
07/09/2021
"Dhamaan bahda waxbarashada jecel ee ku nool magaalada baydhabo, waxaa lagu ogeysiinayaa in jaamacadda BAY lagu qaban doono maalinta jimcaha Taariikh 10 september 2021, workshop loogu magac daray Yareynta Khatarta Masiibooyinka (Disaster Risk Reduction). Taas oo lagu bixin doono shahaado caalami ah.
Hadaba horey u gaar oo iska diiwaan geli xarunta jamaacadda. Mahadsanidiin"
📞 ama wac 0619925328 si aad u hesho faahfaahin dheeri ah.
30/08/2021
Follow us, we ahead to the moon.🌙
let's go! 👋
30/08/2021
Admission is Open - Fall 2021
Welcome to BAY UNIVERSITY 🤝
Enroll Now! ✍
29/08/2021
Have you just finished secondary school, and willing to continue learning, BAY UNIVERSITY is offering you Quality Education with affordable tuition Fees to get international recognized certificate.
📞 0619925328 For more information.
24/08/2021
waxaan hampalyo udiraynaa dhamaan Ardada ka qalinbedalatay Jaamacadda Bay qaybaheeda Kala Duwan Hampalyo Hampalyo Hampalyo
BU_GRADUATION _DAY
5th🎓GRADUATION
24/08/2021
Maamulka Jaamacadda Baay ee Magaalada Baydhabo ayaa shahaado sharaf guddoonsiiyay Wariye Maxamed Deeq Serjito, oo ka mid ah Wariye-yaasha ka hawlgala magaaladaasi.
Maamulka Jaamacadda ayaa Wasiirka Warfaafinta Koonfur Galbeed, Ilyaas Cali Nuur u wakiishay inuu shahaadadaasi guddoonsiiyo Wariyaha.
Wariyaha ayaa shahaadadan ku muteystay doorkiisa samafalka iyo ka shaqaynta arrimaha bulshada, taasoo uu Wasiirku ku ammaanay, ayna tahay sida uu yiri in lagu daydo.
Wariye Serjito oo ka hawlgala Warbaahinta gudaha ayaa sanadihii ugu dambeeyay ka shaqeynayay, sidii uu bannaanka u keeni lahaa codka kuwa aan hadli karin, iyadoona dhowr goor arrimahaasi loogu xiray Magaalada Baydhabo.
Serjito ayaa noqonaya Wariyihii ugu horeeyay ee fadhigiisu yahay Baydhabo ee shahaado sharaf ku muteysta arrimaha bulshada iyo samafalka, waxaana shahaadadan la guddoonsiiyay, xilli Isniintii shalay ay Xarunta Jaamacadda Baay ka socotay xaflad qalin-jebin ah.
23/08/2021
Dal iyo Deegaan Waliba Dadkiisa Ayaa U Taagan Iney Hormariyaan, Hebel Hebelna Waa Astaanta Iyo Hormuudka Waxbarashada Dhalinta Hada Jirta.
23/08/2021
Masuulyin iyo marti sharaf waladiin Ardey iyo qaarkale oo kamid ah bulsha weenta Rer baydhaba ayaa maanta soo xadirtey
Xafladi maanta ee jamacada bay University,