Onkod Primary and Secondary Schools

Onkod Primary and Secondary Schools Iskuulka Onkod waxaa la,aas aasay sanadka marka uu ahaa 16/2//2019 ONKOD waa iskuul tayo sare leh

04/09/2026
Hambalyo  Hambalyo  Hambalyo , Dugsiga hoose/dhexe iyo sare ee Onkod primary and secondary school wuxuu hambalyo u diray...
04/09/2026

Hambalyo Hambalyo Hambalyo , Dugsiga hoose/dhexe iyo sare ee Onkod primary and secondary school wuxuu hambalyo u dirayaa Maxamed Nuux Maxamed , oo kaalinta 1aad ugashay Fasalka 4aad .

Hambalyo  Hambalyo  Hambalyo , Dugsiga hoose/dhexe iyo sare ee Onkod primary and secondary school wuxuu hambalyo u diray...
04/09/2026

Hambalyo Hambalyo Hambalyo , Dugsiga hoose/dhexe iyo sare ee Onkod primary and secondary school wuxuu hambalyo u dirayaa Nuseybo XasanAbuukar , oo kaalinta 1aad ugashay Fasalka 6aad .

Hambalyo  Hambalyo  Hambalyo , Dugsiga hoose/dhexe iyo sare ee Onkod primary and secondary school wuxuu hambalyo u diray...
03/09/2026

Hambalyo Hambalyo Hambalyo , Dugsiga hoose/dhexe iyo sare ee Onkod primary and secondary school wuxuu hambalyo u dirayaa Rudayna Nuur Cabdi , oo kaalinta 1aad ugashay Fasalka 7aad

02/09/2026

Hambalyo Hambalyo Hambalyo , Dugsiga hoose/dhexe iyo sare ee Onkod primary and secondary school wuxuu hambalyo u dirayaa Xubbi C/naasir Abuukar , oo kaalinta 1aad ugashay Fasalka 8aad .

Hambalyo  Hambalyo  Hambalyo , Dugsiga hoose/dhexe iyo sare ee Onkod primary and secondary school wuxuu hambalyo u diray...
02/09/2026

Hambalyo Hambalyo Hambalyo , Dugsiga hoose/dhexe iyo sare ee Onkod primary and secondary school wuxuu hambalyo u dirayaa Manaal Maxamed Cali , oo kaalinta 1aad ugashay Fasalka 1aad sare ( form One ).

Hambalyo  Hambalyo  Hambalyo , Dugsiga hoose/dhexe iyo sare ee Onkod primary and secondary school wuxuu hambalyo u diray...
02/09/2026

Hambalyo Hambalyo Hambalyo , Dugsiga hoose/dhexe iyo sare ee Onkod primary and secondary school wuxuu hambalyo u dirayaa Kaltuun Maxamed Xasan , oo kaalinta 1aad ugashay Fasalka 2aad sare ( form Two )

π—ͺ𝗔π—₯π—šπ—˜π—Ÿπ—œπ—‘Maamulka iskuulka Onkod primary and secondary school wuxuu ku wargelinayaa dhammaan ardayda, waalidiinta, iyo gu...
01/09/2026

π—ͺ𝗔π—₯π—šπ—˜π—Ÿπ—œπ—‘

Maamulka iskuulka Onkod primary and secondary school wuxuu ku wargelinayaa dhammaan ardayda, waalidiinta, iyo guud ahaan bahda waxbarashada in natiijada Imtixaanka iskuulka la shaacin doono maalinta berri oo Arbaca ah , oo ku beegan 02 September 2026.

XEERARKA IYO  UNIFOOMKA ISKUULKA ,SANAD DUGSIYEEDKA CUSUB 2026-2027.
30/08/2026

XEERARKA IYO UNIFOOMKA ISKUULKA ,SANAD DUGSIYEEDKA CUSUB 2026-2027.

Address

D. G/howlwadaag Agagaarka Masjidka Biyamaalow
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Onkod Primary and Secondary Schools posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category