Ifiye academy AI

Ifiye academy AI

Share

Hadafkeenu waa Horumarkaaga xirfadeed oo Hana Qaada!

01/04/2025
01/04/2025

Forex free ku baro adigoo bixinaya is diiwangalin kaliya

01/03/2025

Ku Baro Lacag la’aan
adigo bixinayaa Diiwangalin kaliya

14/11/2024





kaliya Bixi lacagta diiwangalinta

05/11/2024

wargalin muhiim ah

ifiye academy waxay ku wargalinaysaa dadka jecel barashada Forex Trade ineey u heyso Course ah
wixii fahfaahin iyo su’aal ah nagala soo xiriir telefoonka hoose 0615556754

31/10/2024

wargalin muhiim ah

ifiye academy waxay ku wargalinaysaa dadyowga ku nool gobolka Banadir iyo nawaxigiisa ineey bixineyso courso forex trade ee lacag ka sameynta suuqa sarifka lacagaha qalad online taasoo is qoristeedu ka socoto xarunta ifiye ee Mogadishu agagaarka dabka wadada maka. Al mukarama
ka soo horjeedka Hotel Dayax qeybta sare ee Jooya coffe
wixii fahfaahin iyo su’aal ah nagala soo xiriir telefoonka hoose 0615556754

24/10/2024

Ogeysiis muhiim ah
dhamaan umadda soomaaliyeed ku nool magaalada caasimada ee Mogadishu.
waxaa la ogeysiinayaa in aan bilaabi doona course deg deg ah oo ku saabsan barashada cilmiga forex trading tasoo soconeysa mudo bil iyo bar ah Qiimaheeda Guud ahaan waa $20 walaal haddii aad u bahan tahay coursadaas nagala Soo xiriir numberkaan +252615556754
ka faa'ideysi wacan insha Allah.

11/09/2024

Ogeysiis 11 September, 20204

*Wargalin Ku Socota Ardeyda Cusub*
waxaan ku wargalinaynaa dhamaan ardeyda danaynayso barashada xirfada sarifka lacagaha qalaad(Forien Exchange Rate) ( *Forex)* . *Wargalin;* in loogudbay wajiga labaad ee isdiinwaangalinta ardeyda cusub September 2024.
Fadlan hadii aad xiisaynayso in aad ka midnoqoto ardeyda laqadandono bishan september 2024 *horey iskaga diiwaangali fasalada cusub* . *isdiinwaangalinta waxay ku egtahay 20.09.2024.* Fadlan lixiriir wixii faahfaahin ah xafiiska akademiyada ifiye.
Xafiiska Isdiinwaangalinta Ardeyda Cusub
Akademiyada Ifiye
Wabari District Mogadishu-Somalia, +252771-708468 Hormuud Telecom,
WhatsApp: +252771-708468, page: Ifiye Academy
TikTok: Ifiye Academy, [email protected]

Wadashaqayn wacan.

Mahadsanidiin.

29/08/2024

Fursad Muhiim ah

ku baro Trade Mudo ka yar 45 maalin si lacag la’aan ah . is diiwangali si aan classku kaaga buuxsamin
faahfaahin nagala soo xiriir + 252771708468

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Maka AL Mukarama
Mogadishu
N/A