Course of First aid

Course of First aid

Share

abdilkadir lado

Photos from Course of First aid's post 18/01/2026

OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS

Iskuulka Al.huda wuxuu ogeysiinayaa in uu bilaabidono course cusub oo bilow ah qeybta caafimaadka korsadaas ayaa dhigi doonaan macalimiin aqoon duruqsa uleh maadada caafimaadka kuna soo shaqeeyey waxaana ku qaada doontaa maqal iyo muqaal maadada aad ku barandoontaan waa midwifery iyo nursing walibo waxa kusidheer baratiko jogta ah waxaa uuna socodonaa mudo 6 bil waxana kuqadan dontaa shahaado waxeyna baxayaan Full time & part time arday da laqadan doono waa ay xadidan tahay ee gaar is- diiwaangelinta arday da cusub waa ay socotaa ee gaar yalaga buuxin

Wixii faahfaahin ah kala xiriir 2168/ 0615966825/0613876593/0617161680

12/11/2025

OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS

Iskuulka Al.huda wuxuu ogeysiinayaa in uu bilaabidono course cusub oo bilow ah qeybta caafimaadka korsadaas ayaa dhigi doonaan macalimiin aqoon duruqsa uleh maadada caafimaadka kuna soo shaqeeyey waxaana ku qaada doontaa maqal iyo muqaal maadada aad ku barandoontaan waa First Aid ama gargaarka dag daga ah walibo waxa kusidheer baraatiko oo jimco kasto waa baratiko waxaa uuna socodonaa mudo labo bil waxana kuqadan dontaa shahaado waxeyna baxayaan Full time ama part time arday da laqadan doono waa ay xadidan tahay ee gaar is- diiwaangelinta arday da cusub waa ay socotaa
Waxaa idiin diyaar ah macalimiin tayo sare leh iyo aqoon xeel dheer
Al-huda international school oo ka holwlgalayay in ka badan 20 sano ayaa soo saaray arday badan oo bulshada wax tar u leh

Wixii faahfaahin ah kala xiriir 2168/ 0615966825/0617161680/0613876593

04/07/2025

Jummco Mubarak asxbtay

26/04/2023

Ku guuleyso 200 bonus Marwalbo aad ku qasarto 1$ adigo isticmalaya Promo code kan
๐Ÿ‘‰9MAC๐Ÿ‘ˆ

Sameso Ciwan Cusub Oo One click ah

Qeybta Promada Geli 9MAC

ka Faa'idaysi Wacan
๐Ÿ‘ 200 Bonus Wacan๐Ÿ‘

29/03/2023

Asc Asxaabta Cusub Kusoo dhawaada Oo # whatsappkaan Inagala soo xiriir๐Ÿ‘‡

Wa.me/252612134404

Muhiimadeena waa qancinta macaamiisheena

22/03/2023

Ramadan mubarak waalidiintey,walaalahey ummadda muslimiinta meel waliba aad joogtiin Allaha naga dhigo kuwii acmaashooda la aqbalo guto waajibaadkooda

28/11/2022

Indhaha Oo dhan isaga ayey hayaan,waa Ronaldo oo Ronaldeys isagaa laga soo gaaray Asiago shaqo la,aan ah ayee rabaan I nee waraysi kaqadan xulkiisa kadib intee ayuu adikaraa balqayas

27/11/2022

Xulka Saudi Arabia oo fariin taageero ah u diray Yasser Al-Shahrani kadib dhaawacii ka soo gaaray kulankii Argentina ๐Ÿ˜ญ

The Saudi Arabia squad with a message of support for Yasser Al-Shahrani after his injury against Argentina ๐Ÿ’š

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Mogadishu
252