Answering National Exam Technology Part One. Question 21 Up to 40
Class. Form Four.
Hubaal Institute of Technology and Training Center
Hubaal Institute of Technology and Training Center
Answering National Exam Technology 2025 Part One. Question 1 Up to 20
Class. Form Four.
Waxa Budulka Geenyada
Jeedal Loogu Baacshaa
Haka Badisa weeyaan
Beerta Nurul-Iman School-Guri'el.
Xuquuqda Muuqaalka Nurul-Iman School-Guri'el.
Sabti, 09/05/2026.
Ardeyda Fasalka Form Three ee Dugsiga Nurul-Iman- Guri'el ayaa Sameeyay Bandhig Cajiib ah oo ku saabsanaa dhaqankii h**e ee soomaalida qaar ka mida.
Ardeyda ayaa soo bandhigay qaar ka mid ah agabkii dhaqanka iyo wixii loo adeegsan jiray waliba ayaga oo si toos ah ugu qabtay hawlihii loogu talagalay.
Xuquqda Muuqaalka Nurul-Iman School-Guri'el.
WALIGAA MA SAMAYSAY TIJAABADAAN OO KALE?
Waa qaar kamid ah ardaydayda Dugsiga Nuurul-Iimaan-Guri'el oo samaynaya tijaabo fudud oo la xiriirta Birlab-danabeed (Electromagnetic), si ay u hubiyaan in Birlabta (Birqabato) iyo Danabka (Koronto) uu xiriir ka dhexeeyo.
Si aad adiguna u hubiso dhankaaga waad tijaabin kartaa, waxaadna u baahan tahay shan walxaad oo kala ah:
1. Baytari (bettary) 1.5v -3.0v
2. Musbaar
3. Fiilo maar ah
4. Biro yaryar
5. Gacmo-gashi (dheeri)
Saabaanka tijaabada
1. Xiro gacmo-gashiga, si aad u dhawrto bedqabkaaga.
2. Fiiq fiilada maarta ah.
3. Fiilada ku duub musbaarka si jiif ah, adiga oo ku xoojinaya lafta musbaarka.
4. Laba af ee fiilada ku dhaji labada dhinac ee baytariga, hubi in baytariga uu wali haysto danabkiisii.
5. Adiga oo isku haya fiiladii iyo baytariga, musbaarka ku aaddi biraha yaryar si ay masaamiirka u dhagaan.
6. Hambalyo, waad samaysay.
Makuu shaqeeyay? Faallo kabixi.
Revision Business In Secondary.
Golden University.
05/05/2026
Revision Business In Form Four Secondary Schools.
Jaamacadda Golden University.
Su'aal Xisaab Ah.
Xuquuqda Muuqaalka Nurul-Iman School-Guri'el.
Revision Technology In Secondary.
Basics of Microsoft Word.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Mogadishu
252