Dugsiga Hoose Dhexe Sare Ee Kaamil academic

Dugsiga Hoose Dhexe Sare Ee Kaamil academic

Share

Dugsiga Hoose Dhexe sare Ee kaamil academy waxa uu kuyaala xaafada #Raadeelka Ee dagmada #Dayniile

14/04/2019
Photos from Dugsiga Hoose Dhexe Sare Ee Kaamil academic's post 03/04/2019

Kaamil academic school waxa uu ugu bishaaraynayaa dadka jecel barashada caafimaad ka in uu school ku qabanayo dufcadii labaad ee caafimaad ka isdiiwaangalinya waxay kasocotaa xarunta schoolka oo kutaala xaafada raadeelka gaar ahaan halka ay iska jiraan isgooska oodwayne iyo kan raadeelka
Wixii intaa Dheer laxiriir
0618 07 99 51

26/01/2019

Bishaaro Bishaaro Bishaaro Dhamaan Bahda jecel waxbarashada Waxa uu DUGSIGA KAAMIL ugu bishaareynayaa in lagu soo kordhiyay Qeybta Bareefad ka Maadada Caafimaadka iyo in uu toos ubilaabay Qeytii DUGSIGA HOOSE DHEXE Taas oo jimacada iyo Khamiista Toos loo dhigto schoolku waxa uu ku yaalaa Degmada Deyniile Ee xaafadda Raadeelka Wixii Faahfaahin dheeraad ah Kala soo xiriir Teleefan Numrada kala ah: 0618079951/0613794661/0699794102.

Photos from Dugsiga Hoose Dhexe Sare Ee Kaamil academic's post 03/11/2018

Waxaa logu Bishaaraynayaa Dhamaan Ardayda Dugsiga Hoose Dhexe Sare Ee Kaamil academic in Qaybta private-ka Idin Diyaarisay Buugaag Tayo leh kuuna Sahlaya in aad sifudud Wax uga Barato

Photos from Dugsiga Hoose Dhexe Sare Ee Kaamil academic's post 23/10/2018

Bishaaro Bishaaro Bishaaro
Dhamaan bahweynta jece Waxbarashada waxaa loogu Wargaareynayaa in DUGSIGA HOOSE DHEXE SARE KAAMIL oo horay loo Oran jiray Of Since And Technology (KAST) IN uu kashaqa bilaabay deyniile Ee gobolka Banaadir Gaar Ahaan Xaaafada halka Ey iska jaraan isgosyada Wadada Tusbaxle iyo Tan oodweyne ka Timaada waana isgoyska labaad Ee dhanka Degmada Deyniile Sidoo kale Dugsigu wuxuu leeyahay Bareeyfad ah Taa oo lagu bara doono Maadoonyinka kala ah ENGLISHKA, CARABIGA, SOOMAALIGA, IYO MAADOONYINKA LOO YAQAAN SENTIFIC SUBJECTISKA kuwaa oo Ah , , iyo Waxaa kaloo intaa dheer in qofkii intaas baranayo Lagu bari doono COMPUTERKA SI FaREE AH inshaa Alaah Hadaba Hal ku dhigeynu waa waa FG: Hadaba Diiwàan gelintu waa socotaa Ee yaan lagaa buuxin.

19/10/2018

بسم الله الرحمن الرحيم
Waxaa la ogaysiinayaa dadwaynaha jecel waxbarashada in uu qayb cusub ka furay xaafada gaar ahaan halka ay iska jaraan jaayga iyo jaayga ka yimaada .
Waxbarashada waxay si toos ah uga bilaabanaysaa oo sabti ah taariikh duna ku beegantahay 20/10/2018.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Halka Ay Iska Jaraan Jaayga #tusbaxle Iyo Jaayga Ka Yimaada #oodwayne
Mogadishu