Daarul-Hijra-School

Daarul-Hijra-School

Share

Home of Quality Education

19/05/2026

Kulanka berri In sha Allah.

DAARUL-HIJRA hooyga aqoonta iyo horumarka ✍️

15/05/2026

Dhallinyaro dalkooda dhisa, dunidana ka iftiima.

DAARUL-HIJRA hooyga aqoonta iyo horumarka ✍️

13/05/2026

Form 4 Vs. Grade 7!

DAARUL-HIJRA hooyga aqoonta iyo horumarka ✍️

11/05/2026

Hambalyo Fasalka 7 oo u gudbay Wareegga ugu dambeeya Tartanka (Final)🎉🥳👏

Fasalka F4 Wey dedaaleen laakiin nasiibka iyo calafkaa u diiday guusha 😢

DAARUL-HIJRA hooyga aqoonta iyo horumarka ✍️

Photos from Daarul-Hijra-School's post 10/05/2026

DHIRTU WAA QURUXDA DEEGAANKA 🌴🌲

Ardayda Dugsiga DAARUL-HIJRA ayaa dhir beerid ku sammeeyey Dugsiga iyaha oo kaashanaya Bahda Somali Green Awards.

DAARUL-HIJRA hooyga aqoonta iyo horumarka ✍️

09/05/2026

Kulanka Isniinta In sha Allah.

DAARUL-HIJRA hooyga aqoonta iyo horumarka ✍️

05/05/2026

Hambalyo Fasalka 8 oo u gudbay Wareegga Afar dhammaadka (Semi-Final)🎉🥳👏

Fasalka 7 Wey dedaaleen laakiin nasiibka iyo calafkaa u diiday guusha 😢

DAARUL-HIJRA hooyga aqoonta iyo horumarka ✍️

29/04/2026

Hambalyo F4 oo dadaal iyo loollan dheer ka dib u gudbay Wareegga Afar dhammaadka (Semi-Final)🎉🥳👏

F1 Wey dedaaleen laakiin nasiibka iyo calafkaa u diiday 😢

DAARUL-HIJRA hooyga aqoonta iyo horumarka ✍️

24/04/2026

OGEYSIIS MUHIIM AH 📢

Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan ardayda, waaliddiinta iyo bulshadaba in uu jiro account TikTok ah oo BEEN ABUUR ah kaas oo isticmaalaya magaca iyo logo-da School-ka, sida sawirka idinkaaga muuqata.
Account-kan:
▫️Ma aha mid rasmi ah
▫️Wax xiriir ah lama laha maamulka school-ka,
▫️Waxa uu faafin karaa warar been ah ama qaldan oo marin habaabin kara Bulashada.

❗ FIIRO GAAR AH:
Xog kasta oo ku saabsan sida:
🔸Fasax,
🔸Imtixaan,
🔸Jadwal,
🔸Iyo ogeysiisyo kale.
Laguma kalsoonaan karo ilaa laga soo saaro page-ka rasmiga ah ee school-ka.
✅ FADLAN:
🔹Ha rumaysan wararka ka imanaya account-kaas
🔹La wadaag ogeysiiskan ardayda kale
🔹Report gareeya account-kaas si loo xiro.

DAARUL-HIJRA hooyga aqoonta iyo horumarka ✍️

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Mogadishu