مركز التسنيم للتمكين بالحلقات

مركز التسنيم للتمكين بالحلقات أهلا بكم في:
مركز التسنيم للتمكين بالحلقات

https://t.me/markaz_tasniim

🌿 خيرُكم مَن تعلَّم القرآنَ وعلَّمهMarkaz Tasniim waxa kaloo lagu bartaa xifdinta qur'aanka kariimka.📖 Barnaamijka Mucii...
22/08/2026

🌿 خيرُكم مَن تعلَّم القرآنَ وعلَّمه

Markaz Tasniim waxa kaloo lagu bartaa xifdinta qur'aanka kariimka.

📖 Barnaamijka Muciinul Qur’aan waa barnaamij online ah oo kaa caawinaya barashada iyo xifdinta Qur’aanka.

✨ Bilow safarkaaga Qur’aanka maanta.

📲 Isdiiwaangeli hadda!
https://t.me/markaz_tasniim

#النحو

📢 إعلان مركز التسنيميسرّ مركز التسنيم للتمكين بالحلقات العلمية أن يقدّم لقاءً علميًّا بعنوان:✨ أثر التدبّر في فهم القرآن...
21/08/2026

📢 إعلان مركز التسنيم

يسرّ مركز التسنيم للتمكين بالحلقات العلمية أن يقدّم لقاءً علميًّا بعنوان:

✨ أثر التدبّر في فهم القرآن الكريم

تلقيه المدربة: *هبة حاج حسين* في وقفةٍ إيمانيةٍ علمية نتعرّف فيها على أهمية التدبّر، وأثره في تعميق فهم آيات القرآن.

📅 الموعد: ليلة الأحد القادمة
⏰ الساعة : 8:00 مساءً
💻 أونلاين
📲 عبر قناة المركز في تليجرام.
https://t.me/markaz_tasniim

🌱 كونوا معنا في رحلةٍ مع كتاب الله؛ فالتدبّر سبيلٌ إلى فهمٍ أعمق، وعملٍ أصدق.

مركز التسنيم للتمكين بالحلقات العلمية

🎉 Hambalyo Ardeyda Fasalka F4! 🎓Dhammaan ardeyda Fasalka 12aad ee ka gudubtay imtixaanka qaranka, waxaan idiin leenahay ...
15/08/2026

🎉 Hambalyo Ardeyda Fasalka F4! 🎓

Dhammaan ardeyda Fasalka 12aad ee ka gudubtay imtixaanka qaranka, waxaan idiin leenahay Hambalyo! 🥳

#النحو

🌙✨ جمعة مباركة ✨🌙اللهم صلِّ وسلم على نبينا محمد ﷺ.نسأل الله أن يجعلنا من الفائزين بفضل يوم الجمعة، وأن يتقبّل منا دعاءنا...
13/08/2026

🌙✨ جمعة مباركة ✨🌙

اللهم صلِّ وسلم على نبينا محمد ﷺ.

نسأل الله أن يجعلنا من الفائزين بفضل يوم الجمعة، وأن يتقبّل منا دعاءنا وصالح أعمالنا.
🤲 جمعة مباركة على الجميع.

برنامج صوت الضاد📚 Barnaamij loogu talagalay barashada iyo horumarinta luuqadda Carabiga.💻 Duruusta waxaa lagu qaadanayaa...
12/08/2026

برنامج صوت الضاد

📚 Barnaamij loogu talagalay barashada iyo horumarinta luuqadda Carabiga.

💻 Duruusta waxaa lagu qaadanayaa ONLINE, si aad uga qaybqaadato meel kasta oo aad joogto.

🌿 Markaz Tasniim

📲 Isdiiwaangelin & xog dheeraad ah: Link what'sapp https://wa.link/by8tdl
#النحو

“Kuwa xaqa rumeeyow! Samir iyo salaad ku kaalmaysta. Runtii, Alle wuxuu la jiraa kuwa samra.”🤲 Samir iyo salaad waa laba...
11/08/2026

“Kuwa xaqa rumeeyow! Samir iyo salaad ku kaalmaysta. Runtii, Alle wuxuu la jiraa kuwa samra.”

🤲 Samir iyo salaad waa labada tiir ee qalbiga lagu xoojiyo marka ay noloshu adkaato.
Link what'sapp https://wa.link/by8tdl

CASUUMAAD  Xalqada Rawdatun-Naxw Waxey si farxad leh kuugu casuumaysaa Jalsadda lagu Aqrinaayo icraabta kitaabka Matniga...
09/08/2026

CASUUMAAD

Xalqada Rawdatun-Naxw Waxey si farxad leh kuugu casuumaysaa Jalsadda lagu Aqrinaayo icraabta kitaabka Matniga Al-Ajrumiyyah Oo Dhan.

📅 talaado, 11 Agoosto 2026
⏰ 7:00 fiidnimo 🇸🇴
📍 Online – Qolka tafaaculka:⬇️ https://t.me/tasnimcentr

🌿 Ka soo qaybgalkaagu waa inoo farxad iyo sharaf.

Markaz At-Tasniim – Awood-siinta Xalqadaha Cilmiga.

🌿 Jumca Mubaarak 🌿اللهم صل وسلم على نبينا محمد ﷺرَبَّنَا وَاجْعَلْنَا مُسْلِمَيْنِ لَكَ وَمِنْ ذُرِّيَّتِنَا أُمَّةً مُّ...
07/08/2026

🌿 Jumca Mubaarak 🌿

اللهم صل وسلم على نبينا محمد ﷺ

رَبَّنَا وَاجْعَلْنَا مُسْلِمَيْنِ لَكَ وَمِنْ ذُرِّيَّتِنَا أُمَّةً مُّسْلِمَةً لَّكَ وَأَرِنَا مَنَاسِكَنَا وَتُبْ عَلَيْنَا ۖ إِنَّكَ أَنْتَ التَّوَّابُ الرَّحِيمُ
(سورة البقرة: 128)

🎓 Ahlan wa sahlan! Xalqadda tamkin waxay kugu casuumaysaa xafladda khatmiga kitaabka Mafātiiḥ Sabk al-Maṣādir al-Muʾawwa...
05/08/2026

🎓 Ahlan wa sahlan!
Xalqadda tamkin waxay kugu casuumaysaa xafladda khatmiga kitaabka Mafātiiḥ Sabk al-Maṣādir al-Muʾawwala.

📅 Sabti 🕖 7:00 fiidnimo 🎓 Qolka tafaaculka Tasnim: https://t.me/tasnimcentr

Adigaa lagu sugayaa.

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when مركز التسنيم للتمكين بالحلقات posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category