Ubadsan Academy

Ubadsan Academy Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ubadsan Academy, School, AbdiAziiz Mirinayo, Mogadishu.

Sii ilmahaaga aqoon, xirfad iyo fursad uu ku dhisto mustaqbal ifaya.
29/09/2026

Sii ilmahaaga aqoon, xirfad iyo fursad uu ku dhisto mustaqbal ifaya.

AKHRISTAHA MAANTA, WAA HOGGAAMIYAHA BERRI!
26/09/2026

AKHRISTAHA MAANTA, WAA HOGGAAMIYAHA BERRI!

Jumca mubarak
24/09/2026

Jumca mubarak

Ma rabtaa in ilmahaagu helo waxbarasho tayo leh, tarbiyo wanaagsan iyo fursad uu ku horumariyo kartidiisa?Ubadsan Academ...
23/09/2026

Ma rabtaa in ilmahaagu helo waxbarasho tayo leh, tarbiyo wanaagsan iyo fursad uu ku horumariyo kartidiisa?

Ubadsan Academy waa goob uu ilmahaagu ku baran karo, ku kobcin karo aqoontiisa, kuna dhisi karo mustaqbalkiisa.

Waxaan u taagan nahay kobcinta aqoonta, akhlaaqda iyo mustaqbalka ubadkeenna.
19/09/2026

Waxaan u taagan nahay kobcinta aqoonta, akhlaaqda iyo mustaqbalka ubadkeenna.

jumca mubarak
17/09/2026

jumca mubarak

Ubadsan Academy waa goob waxbarasho oo siisa ardayda dhammaan heerarka kala duwan ee waxbarashada, iyadoo xoogga saareys...
16/09/2026

Ubadsan Academy waa goob waxbarasho oo siisa ardayda dhammaan heerarka kala duwan ee waxbarashada, iyadoo xoogga saareysa aqoon, tarbiyeynta iyo horumarinta ardayga.

Waxaan kobcinaa garaadka iyo aqoonta ubadka, annagoo adeegsanayna manhaj la jaanqaadaya daโ€™dooda iyo heerka waxbarashado...
13/09/2026

Waxaan kobcinaa garaadka iyo aqoonta ubadka, annagoo adeegsanayna manhaj la jaanqaadaya daโ€™dooda iyo heerka waxbarashadooda. ๐Ÿ“š๐Ÿง 

Waxaan diiradda saarnaa:
๐Ÿ“š Waxbarasho tayo leh
๐Ÿง  Kobcinta garaadka iyo fahamka
๐ŸŒฑ Horumarinta kartida iyo xirfadaha ubadka
๐Ÿ‘ง๐Ÿ‘ฆ Manhaj ku habboon daโ€™da ilmaha

๐Ÿ“ž +252 61 2099322
๐Ÿ“ž +252 61 2099324

๐Ÿ“ Deg. Cabdi Casiis, Mininaayo
Mogadishu โ€“ Somalia

Ubadsan Academy โ€” Halka aqoontu ka bilaabato, mustaqbalkuna ka ifo.

Jumma Wanaagsan! ๐Ÿคฒ๐Ÿฝ๐ŸŒ™
03/09/2026

Jumma Wanaagsan! ๐Ÿคฒ๐Ÿฝ๐ŸŒ™

Waxaan Soo Saarnaa Xirfadle Aqoon Iyo Akhlaaq Leh, Xal-Raadiye Bulshada AnfacaAkhriste Firfircoon iyo Qoraa Hal-Abuur Le...
29/08/2026

Waxaan Soo Saarnaa Xirfadle Aqoon Iyo Akhlaaq Leh, Xal-Raadiye Bulshada Anfaca
Akhriste Firfircoon iyo Qoraa Hal-Abuur Leh.

Address

AbdiAziiz Mirinayo
Mogadishu
252

Telephone

+252612099322

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ubadsan Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category