SODEC SCHOOl

SODEC SCHOOl Go to SODEC SCHOOL

21/11/2024

Hambalyo. Maalinta macalinka soomaaliyeed

31/08/2024

Go to SODEC SCHOOL

31/08/2024

Ogeysiis waxaa la ogeysiinayaa dhamaan bahda jecel waxbarashada in Xarunta SODEC SCHOOl Buulaxubey ay bilowday barashada fasalada four Scientific Subjects ee Dugsiga date...computer ..luuqada English. Xisaab fasalka 8aad luuqadada Soomaaliga iyo Xisaabta iyo Diyaarinta Ardada .subax iyo galab shanta maalmood.wixii faahfaahin ah kal soo xiriir Tell.0615609234/0615257744/0615512413/0615802422.

Go to SODEC SCHOOL

16/08/2024
08/08/2024

Ogeysiis waxaa la ogeysiinayaa dhamaan bahda jecel waxbarashada in Xarunta SODEC SCHOOl xaafada buulaxubeey in bilowday bisha Augosta. Fasalo cusub shanta maalmood gelin h**e iyo gelin dambe oo lagu baranayo maadooyin computer.ka Afarta maado ee cilmiga (four Scintific Subjects . English.xisaab fasalka sideedad .iyo diyaarinta ardayda.hadaba hadii aad dooneysid in aad ka mid noqoto.booqo xafiiska ama kala xiriir Tell 0615609234/0615257744/0615512413/06+5802422

Go to SODEC SCHOOL

19/07/2024

Ogeysiis waxaa la ogeysiinayaa bahda jecel waxbarashada in xarunta SODEC SCHOOl uu bilaabay qaadashada fasalo cusub kuwaasoo kala ah. Computerka heer bilow ilaa heer jaamacadeed. Barashada afarta maado ee Scientific fasalada form one. Form two. Form three .form four .xisaabaadka fasalka sideedad kuwaaso ardayda wax lagu bari doono buugaagta manhajka uu wax ku barto. Iyo sidoo ke fasalo luuqada Englishka biloow dhexdhexaad ilaah dhameystir. Barashada afsoomaaliga .xisaabta iyo diyaarinta ardada.wixii faaffaahin ah kala xiriir Tell: 0615512413/0615257744/0615609234/0615802422.

Go to SODEC SCHOOL

10/07/2024

Ogeysiis waxaa la ogeysiinayaa dhamaan bahda jecel waxbarashada in Xarunta SODEC SCHOOl xaafada Buulaxubey ka soo horjeedka macruuf daarta dheer uu bilaabay fasal cusub oo lagu baranayo maadooyinka . Shanta maalmood gelin h**e iyo gelin dambe 1.four Scientific Subjects. 2.Computer 3.primary math 4..Xisaab fasalka 8,aad 5.Xisaabaadka aasaaiga vv vv 6.English 7.Diyaarinta Ardada Dugsiga Hoose iyo Dhexe 8.Barashada Qorida iyo Aqrinta Afka Soomaaliga. Waxaana dhigayo maadooyinka macalimiin qibrad u leh .hadaba waxii faahfaain ah kala xiriir xafiiska ama wac 0615609234/0615257744/0615802422/0515512413

09/07/2024

Ogeysiis muhiin ah waxaa la ogeysiinayaa dhamaan bahda waxbarashada jecel jecel iyo cud weliba ee xiiseysa in Xarunta SODEC SCHOOL xaafada Bulaxubey uu bilaabay qaadashada fasalo cusub kuwaaso aad ku barandoonto afarta maado ee cilmiga fasalada f,1 f2 , F3 iyo f4 Computerka, Enflishka xisaabta Afsoomaliga.shanta maalmood. Ayaa helaysaa hadaba wixii faahfahin ah kal xiriir Tell:0615609234/0615257744/0615512413/0615802422

Address

Macruuf Street
Mogadishu
2526

Telephone

+252615609234

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SODEC SCHOOl posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category