Al-Najmi Primary and Secondary School

Al-Najmi Primary and Secondary School Al-Najmi PSS is a private school founded by Group of Somali Scholars for the well-being of Somalia. It works under the supervision of FPENS.

16/08/2026
Isniin 26/05/ 2025, waxaa is habsami leh inoogu dhamaaday tartanka kubadda cagta ee sanad waxbarasheedka 2024-2025 oo lo...
26/05/2025

Isniin 26/05/ 2025, waxaa is habsami leh inoogu dhamaaday tartanka kubadda cagta ee sanad waxbarasheedka 2024-2025 oo loo qabto ardayda dugsiga Al-najmi, waxaana koobka hantay fasalka 12aad (F4) oo noqday Al-najmi chambion ka sanadkaan, sidoo kale waxaa kaalinta labaad galay fasalka 10aad (F2)
Ugu danbeyn maamulka waxa uu u mahadcelinayaa Gudiga tartanka kubadda cagta ee iskuulka.

Maanta oo taariikhdu ay ku beegantahay 21/05/2025 waxaa lasoo gabagabeeyay tartan aqooneydkii sanad dugsiyeedkaan kasoo ...
21/05/2025

Maanta oo taariikhdu ay ku beegantahay 21/05/2025 waxaa lasoo gabagabeeyay tartan aqooneydkii sanad dugsiyeedkaan kasoo muddo usocday fasallada kala duwan ee Dugsiga hoose, dhexe iyo sare ee Al-Najmi PSS.

Tartankaan oo qeyb ka ah nashaadaadka iskuulku ardayda u qabto ayaa maanta ay isugu soo haren fasallada kala ah 5aad oo galab kaso baxay iyo 8A oo subax ah waxaana guushu raacday fasalka 8A.

Waxaan mahad ucelineynaa Alle kaso kow guddiga tartanka oo si habsami leh usoo daadihiyay iyo ardayda fasallada kala duwan oo si wanaagsan uga soo qeyb qaatay tartanka.

Waxaan sidookale hambalyo udireeynaa fasalka 8A oo ku guuleystay in uu hantiyo koobka Sanad Dugsiyeedka 2024/2025.

29/03/2025

Hambalyo Tartamayaasha Dugsiga Hoose Dhaxe iyo Sare ee Al-Najmi oo ku guuleystay kaalinta 2-aad ee tartanka aqooneedka dugsiyada sare SMS Somali TV ee bisha barakareysan ee Ramadaan, tartanka ayaa waxaa ka qeyb galayay 32 dugsi.

29/03/2025
Hambalyo Hambalyo Hambalyo.Tartamayaasha Dugsiga hoose,dhexe iyo sare ee Al-Najmi oo ku guuleystay kaalinta 2aad ee tart...
29/03/2025

Hambalyo Hambalyo Hambalyo.

Tartamayaasha Dugsiga hoose,dhexe iyo sare ee Al-Najmi oo ku guuleystay kaalinta 2aad ee tartan aqooneedka dugsiyada sare oo qabanaayo SMS Somali TV ee bisha barakeysan ee Ramadaan. Tartanka ayaa waxaa ka qeyb galayay 32 dugsi.

TACSI,INNAA LILAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUN,Maamulka, macallimiinta, Shaqaalaha iyo dhammaan ardeyda Al-Najmi Primary an...
15/03/2025

TACSI,

INNAA LILAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUN,

Maamulka, macallimiinta, Shaqaalaha iyo dhammaan ardeyda Al-Najmi Primary and Secondary School, waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qowska, ehelka iyo Asxabtii ay ka baxday Sagal Xuseen Maxamed.
Sagal waxa ay ka mid ahayd ardayda Fasal 10aad ee Dugsiga sare.
Waxa aannu Ilaahay uga baryaynaa inuu marxuumadda u naxariisto Jannadiisa Fardowsana ugu deeqo, qabrigana uga dhigo b**r ka mid ah b**raha jannada, samir iyo iimaan sugan oo saadiq ahna Ilaahay ka siiyo qoyska, ehelada iyo dhamaan asxaabta.

TACSI,INNAA LILAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUN,Maamulka, macallimiinta, Shaqaalaha iyo dhammaan ardeyda Al-Najmi Primary an...
23/11/2024

TACSI,

INNAA LILAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUN,

Maamulka, macallimiinta, Shaqaalaha iyo dhammaan ardeyda Al-Najmi Primary and Secondary School, waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qowska, ehelka iyo Asxabtii ay ka baxday Maandeeq Macalim Muse Xuseen.
Waxa aannu Ilaahay uga baryaynaa inuu marxuumadda u naxariisto Jannadiisa Fardowsana ugu deeqo, qabrigana uga dhigo b**r ka mid ah b**raha jannada, samir iyo iimaan sugan oo saadiq ahna Ilaahay ka siiyo qoyska, ehelada iyo dhamaan asxaabta.

Xuska Maalinta Macalinka Soomaaliyeed 21 NovemberXaflad lagu maamuusay dhamaan Macalimiinta Al-najmi ayaa lagu qabtay Ho...
21/11/2024

Xuska Maalinta Macalinka Soomaaliyeed 21 November
Xaflad lagu maamuusay dhamaan Macalimiinta Al-najmi ayaa lagu qabtay Howlka Jaamacadda Capital.
Xafladda waxaa soo abaabulay ardayda dugsiga.
Ujeedada xafladda ayaa ahayd weynayn iyo karaamayn maalinta macalimiinta Soomaaliyeed.

Mahadsanidiin Macalimiinta Soomaaliyeed gaar ahaan Macalimiinta Al-Najmi Primary and Secondary School.

Address

Waddada Wadnaha
Mogadishu
YAQSHIDDISTRICT

Opening Hours

Monday 06:00 - 05:30
Thursday 08:00 - 05:30
Friday 20:00 - 00:00

Telephone

+252617404040

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-Najmi Primary and Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Al-Najmi Primary and Secondary School:

Shortcuts

Share

Category