Jobkey University Online Center

Jobkey University Online Center Distance Learning Center is Center which offers Diploma, Bachelor and Master Degree Courses.

๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ข๐ข ๐Š๐จ๐จ๐ฐ๐š๐š๐ | ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข ๐‡๐ข๐ ๐ก๐ž๐ซ ๐„๐๐ฎ๐œ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐„๐ฑ๐ฉ๐จ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”.Maamulka Sare ee Jaamacadda ayaa ka qeybgalay maalintii koowaad ee...
09/09/2026

๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ข๐ข ๐Š๐จ๐จ๐ฐ๐š๐š๐ | ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข ๐‡๐ข๐ ๐ก๐ž๐ซ ๐„๐๐ฎ๐œ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐„๐ฑ๐ฉ๐จ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”.
Maamulka Sare ee Jaamacadda ayaa ka qeybgalay maalintii koowaad ee Somali Higher Education Expo 2026, halkaas oo ay kula kulmeen arday iyo bahda waxbarashada.

Maamulka wuxuu ka qeyb qaatay soo bandhigidda fursadaha waxbarasho, barnaamijyada jaamacadda iyo adeegyada bulshada ee Jaamacadda u hayso bulshada Soomaaliyeed.

Ka qeybgalka bandhiggan wuxuu qayb ka yahay xuska ๐Ÿ๐Ÿ“ ๐ฌ๐š๐ง๐จ ๐จ๐จ ๐‰๐จ๐›๐ค๐ž๐ฒ ๐”๐ง๐ข๐ฏ๐ž๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐ฒay ku bixineysay waxbarasho, horumar iyo adeeg bulsho.

๐Ÿ๐Ÿ“ ๐’๐š๐ง๐จ ๐จ๐จ ๐–๐š๐ฑ๐›๐š๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐จ, ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ ๐ข๐ฒ๐จ ๐€๐๐ž๐ž๐  ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐จ.





Jaamacada Jobkey University Somalia ayaa si weyn ugu dhax muuqaatey bandhadhiga Macallin Kobac oo ay isugu yimaadeen qey...
31/08/2026

Jaamacada Jobkey University Somalia ayaa si weyn ugu dhax muuqaatey bandhadhiga Macallin Kobac oo ay isugu yimaadeen qeybaha Kala duwan ee bulshada. Jaamacada ay halkaas ku soo bandhigtey wax yaabo badan oo wax tar u leh bulshada soomaaliyeed

DIIWAANGELINTA E-LEARNINGQeybta E-Learning-ka ee Jobkey University waxay ogeysiinaysaa ardayda mashquulka ah, Safarka ah...
24/08/2026

DIIWAANGELINTA E-LEARNING

Qeybta E-Learning-ka ee Jobkey University waxay ogeysiinaysaa ardayda mashquulka ah, Safarka ah, shaqeeya, ama aan fursad u helin inay si joogto ah u yimaadaan Campus-ka iyo xarumaha Jaamacadda, in la bilaabay diiwaangelinta ardayda cusub ee Online-ka, dhamaan Xarumaha Jaamacadda.

Waxbarashadaada meel kasta oo aad joogto waad ka wadan kartaa, waxaan kuu diyaarinay system aad ku heli kartid Casharada tooska uga baxa Jaamacadda.

Diiwaangelintu way furan tahay.
Academic Year 2026/2027
โ– . Diploma Courses
โ– . Bachelor Degree
โ– . Master Degree

Nagala soo Xariir tell
Tell 0617600010/0614417474/0616928888




21/08/2026

Gudoomiyaha jaamacada Jobkey University Somalia ayaa kelimad qiimo badan ka jeediyey xaflada qalin jebinta dafcadii 27aad ee Mu'asasada imaamu shaafici wuxuna aad ugu dheeraadey kaalinta macalimiinta ay ku leeyihiin soo saarida jiilal aad ugu dhisan Dhanka aqoonta.gudoomiue jaamacada ayaa sidoo kale ka mid ahaa waalidiinta ay ardayda ugu qalin jebiyeen iskuulka

๐‰๐จ๐›๐ค๐ž๐ฒ ๐…๐ฎ๐ญ๐ฎ๐ซ๐ž ๐‹๐ž๐š๐๐ž๐ซ๐ฌ ๐…๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ โ€“ ๐’๐ญ๐ซ๐š๐ญ๐ž๐ ๐ข๐œ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”. Waxay ahayd fursad muhiim ah oo lagu falanqeeyay ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ถ๐—ท๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ต๐—ผ๐—ฟ๐˜‚๐—บ๐—ฎ๐—ฟ...
11/08/2026

๐‰๐จ๐›๐ค๐ž๐ฒ ๐…๐ฎ๐ญ๐ฎ๐ซ๐ž ๐‹๐ž๐š๐๐ž๐ซ๐ฌ ๐…๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ โ€“ ๐’๐ญ๐ซ๐š๐ญ๐ž๐ ๐ข๐œ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”. Waxay ahayd fursad muhiim ah oo lagu falanqeeyay ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ถ๐—ท๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ต๐—ผ๐—ฟ๐˜‚๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ, ๐ฐ๐š๐ฑ๐›๐š๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š, ๐œ๐ข๐ฅ๐ฆ๐ข-๐›๐š๐š๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ก๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ช๐š๐ซ๐š๐ง๐ค๐š.
Waxaa sidoo kale xoogga la saaray ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐จ-๐’‚๐’ƒ๐’–๐’–๐’“๐’Œ๐’‚ ๐’‰๐’‚๐’-๐’‚๐’ƒ๐’–๐’–๐’“๐’Œ๐’‚, ๐’ˆ๐’‚๐’๐’‚๐’„๐’”๐’Š๐’ˆ๐’‚, ๐’Š๐’”๐’Œ๐’‚๐’‚๐’”๐’‰๐’Š๐’ˆ๐’‚ ๐’‰๐’‚๐’šโ€™๐’‚๐’…๐’‚๐’‰๐’‚, ๐’Œ๐’‚-๐’’๐’‚๐’š๐’ƒ๐’ˆ๐’‚๐’๐’Œ๐’‚ ๐’’๐’‚๐’๐’Š๐’-๐’‹๐’‚๐’ƒ๐’Š๐’š๐’†๐’š๐’‚๐’‚๐’”๐’‰๐’‚, ๐’Ž๐’‚๐’‚๐’Ž๐’–๐’-๐’˜๐’‚๐’๐’‚๐’‚๐’ˆ๐’ˆ๐’‚, ๐‘จ๐‘ฐ ๐’Š๐’š๐’ ๐’Š๐’”๐’ƒ๐’†๐’…๐’…๐’†๐’๐’Œ๐’‚ ๐’…๐’Š๐’‹๐’Š๐’•๐’‚๐’‚๐’๐’Œ๐’‚ ๐’‚๐’‰, ๐’Š๐’š๐’ ๐’‰๐’๐’“๐’–๐’Ž๐’‚๐’“๐’Š๐’๐’•๐’‚ ๐’‚๐’…๐’†๐’†๐’ˆ๐’š๐’‚๐’…๐’‚ ๐’„๐’‚๐’‚๐’‡๐’Š๐’Ž๐’‚๐’‚๐’…๐’Œ๐’‚.
Mahad iyo bogaadin dhammaan ๐Š๐ž๐ฒ๐ง๐จ๐ญ๐ž ๐—ฆ๐—ฝ๐—ฒ๐—ฎ๐—ธ๐—ฒ๐—ฟ๐˜€-๐—ธ๐—ฎ iyo martidii qiimaha lahayd ee nala wadaagtay aqoontooda, khibraddooda iyo aragtidooda ku aaddan hoggaaminta mustaqbalka.







30/07/2026

Axmed cilmi cumar oo ka mid ah ardayda sanadka ka qalin jebineysaa Jobkey University Online Center ayaa maanta nagu soo booqday xarunta dhexe ee jaamacada Jobkey University Somalia isago u mahadceliyey maamulka iyo macalimiinta jaamacada

๐ŸŽ“ ๐— ๐—จ๐—ฆ๐—ง๐—”๐—ค๐—•๐—”๐—Ÿ๐—ž๐—”๐—”๐—š๐—” ๐—ช๐—จ๐—ซ๐—จ๐—จ ๐— ๐—จ๐——๐—”๐—ก ๐—ฌ๐—”๐—›๐—”๐—ฌ ๐—ช๐—”๐—ซ๐—•๐—”๐—ฅ๐—”๐—ฆ๐—›๐—ข ๐—ž๐—” ๐—•๐—”๐——๐—”๐—ก ๐—ฆ๐—›๐—”๐—›๐—”๐—”๐——๐—ข ๐—ž๐—˜๐—Ÿ๐—œ๐—ฌ๐—”!Ku soo biir Jobkey University โ€” Jaamacad muddo 15...
22/07/2026

๐ŸŽ“ ๐— ๐—จ๐—ฆ๐—ง๐—”๐—ค๐—•๐—”๐—Ÿ๐—ž๐—”๐—”๐—š๐—” ๐—ช๐—จ๐—ซ๐—จ๐—จ ๐— ๐—จ๐——๐—”๐—ก ๐—ฌ๐—”๐—›๐—”๐—ฌ ๐—ช๐—”๐—ซ๐—•๐—”๐—ฅ๐—”๐—ฆ๐—›๐—ข ๐—ž๐—” ๐—•๐—”๐——๐—”๐—ก ๐—ฆ๐—›๐—”๐—›๐—”๐—”๐——๐—ข ๐—ž๐—˜๐—Ÿ๐—œ๐—ฌ๐—”!
Ku soo biir Jobkey University โ€” Jaamacad muddo 15 sano ah u taagnayd diyeaarinta jiil leh aqoon, xirfad, hoggaan iyo karti suuqa shaqada looga baahan yahay.

Waxaad ka dooran kartaa barnaamijyo kala duwan oo ay ka mid yihiin:

โœ… Bachelor Degree
โœ… Master Degree
โœ… Diploma Programs
โœ… English Language Programs
โœ… Professional Training & Seminars

๐—ž๐˜‚๐—น๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ:
๐Ÿ”น Faculty of Health Sciences
๐Ÿ”น Faculty of Computer Science & Engineering
๐Ÿ”น Faculty of Economics & Management Sciences
๐Ÿ”น Faculty of Education
๐Ÿ”น Faculty of Agriculture & Veterinary
๐Ÿ”น Faculty of Sharia & Law

Waxbarashadaada waxaad ku qaadan kartaa:
๐Ÿ“˜ ๐…๐ฎ๐ฅ๐ฅ-๐“๐ข๐ฆ๐ž
๐Ÿ“— ๐๐š๐ซ๐ญ-๐“๐ข๐ฆ๐ž
๐Ÿ’ป ๐Ž๐ง๐ฅ๐ข๐ง๐ž ๐‹๐ž๐š๐ซ๐ง๐ข๐ง๐ 

Jobkey University waxay isku xirtaa aqoonta iyo tababarka gacanta laga qabto, iyadoo ardaydu ka faa'iidaystaan ๐‚๐จ๐ฆ๐ฉ๐ฎ๐ญ๐ž๐ซ ๐‹๐š๐›๐ฌ, ๐‡๐ž๐š๐ฅ๐ญ๐ก ๐๐ซ๐š๐œ๐ญ๐ข๐œ๐š๐ฅ ๐‹๐š๐›๐ฌ, ๐ˆ๐ง๐ญ๐ž๐ซ๐ง๐ฌ๐ก๐ข๐ฉ ๐๐ซ๐จ๐ ๐ซ๐š๐ฆ๐ฌ, ๐‚๐š๐ฉ๐š๐œ๐ข๐ญ๐ฒ ๐๐ฎ๐ข๐ฅ๐๐ข๐ง๐  ๐ข๐ฒ๐จ ๐‹๐ž๐š๐๐ž๐ซ๐ฌ๐ก๐ข๐ฉ ๐๐ซ๐จ๐ ๐ซ๐š๐ฆ๐ฌ si ay ugu diyaar garoobaan suuqa shaqada iyo fursadaha mustaqbalka.

๐ŸŒ Sidoo kale waxaan xiriir iyo iskaashi la leenahay Jaamacado iyo hay'ado caalami ah, si ardaydeennu u helaan fursado waxbarasho, tababar iyo isdhaafsi aqooneed.

๐Ÿ†Jaamacadda Jobkey oo kaashaneyso Heyada Insania Foundation waxaa ay bixineysaa sanadkaan 2026 ๐Œ๐ž๐ซ๐ข๐ญ ๐’๐œ๐ก๐จ๐ฅ๐š๐ซ๐ฌ๐ก๐ข๐ฉ๐ฌwaxaa heli kara ardayda muujiya dadaal, karti iyo waxqabad sare.

๐Ÿ“ข ๐ˆ๐’-๐ƒ๐ˆ๐ˆ๐–๐€๐€๐๐†๐„๐‹๐ˆ๐๐“๐€ ๐’๐€๐๐€๐ƒ-๐ƒ๐”๐†๐’๐ˆ๐˜๐„๐„๐ƒ๐Š๐€ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”/๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ• ๐–๐€๐˜ ๐’๐Ž๐‚๐Ž๐“๐€๐€!

Ha sugin mustaqbalkaaga โ€” maanta dooro furaha guushaada.

Kala xariir Xaruumaha Jaamacadda tell 0612715578/0612715587/0616928888
๐ŸŽ“ Jobkey University Somalia
SUCCESS STARTS HERE

07/07/2026

Farxad weyn ayey tahay jaamacada Jobkey University Somalia in ay u adeegto bulshada soomaaliyeed meel kasto ay joogaan iyo xaalada kastaba. muuqaalkan waa ardaygeyna c/laahi xuseen mursal oo ka mid ah ardayda sanadkan ka qalin jebisey Kuna bartey habka online learning. C/laahi waxaa uu naga soo booqday magaalada baydhabo janaay ee gobolka baay Jobkey University Online Center waxaa mar walbo garab u tahay bulshada soomaaliyeed

06/07/2026

Farxad weyn ayey tahay jaamacada Jobkey University Somalia in ay adeegto bulshada soomaaliyeed meel kasto ay joogaan iyo xaalada muuqaalkan waa ardaygeyna xasan cusmaan c/raxmaan oo ka mid ah ardayda sanadkan ka qalin jebisey Kuna bartey habka online learning. Xasan waxaa uu naga soo booqday magaalada baydhabo janaay ee gobolka baay Jobkey University Online Center waxaa mar walbo garab u tahay bulshada soomaaliyeed

Address

Hodan, Tarbuunka Street Mogadishu
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jobkey University Online Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share