10/06/2026
Ma rabtaa inaad noqoto Front-End Developer xirfad leh?
Waxaan kuu diyaariyey Front end pro program oo ah package ka kooban:
β
React Ecosystem (JavaScript, TypeScript, Vite, NPM, React Router, Redux Toolkit & Axios)
β
Tailwind CSS
β
Git & GitHub
π― Waxaad u iibsan kartaa:
β’ Bundle ahaan (dhammaan koorsooyinka)
β’ Ama koorso kasta si gooni ah
Baro xirfado ay shirkaduhu maanta raadinayaan, dhis projects dhab ah, kuna diyaargarow suuqa shaqada.
04/06/2026
04/04/2026
01/04/2026