Mogadishu University جامعة مقديشو

Mogadishu University  جامعة مقديشو

Share

Mogadishu University is one of the leading higher education institutions in Somalia, dedicated to provide affordable and accessible high quality education.

21/08/2026

Waxaan ku faaneynaa inaad Jaamacadda Muqdisho u dooratay safarkaaga aqooneed, kuna gaartay heerka ugu sarreeya ee waxbarashada Jaamacadeed- PhD🎓🌍.

Photos from ‎Mogadishu University  جامعة مقديشو‎'s post 20/08/2026

Hambalyo diirran ayaan u direynaa Mudane Selçuk BAŞ, Maamulaha Guud ee Dugsiyada Macaarif Soomaaliya, oo maanta difaacday buuggiisa qallinjebinta PhD-da ee takhasuska xiriirka Caalamiga ah iyo diblumaasiyadda.

We extend our warmest congratulations to Mr. Selçuk BAŞ, General director of International Maarif Schools of Somalia, on the successful defense of his PhD dissertation in International Relations and Diplomacy.

19/08/2026

𝗕𝗮𝗰𝗵𝗲𝗹𝗼𝗿 𝗶𝗹𝗮𝗮 𝗣𝗵𝗗

La Kulan qaar kamid ah ardayda caalamiga ah ee wax ka barta Jaamacadda, laga bilaabo bachelor ilaa PhD.

From Bachelor to PhD

Some of our international students pursuing bachelor, Master and PhD at Mogadishu University.

Photos from ‎Mogadishu University  جامعة مقديشو‎'s post 18/08/2026

Guddoomiye ku xigeenka Arrimaha Qorsheynta iyo Hubinta Tayada Tacliinta, Mudane Cabdiwali Sheekh Maxamed oo uu wehliyo madaxa xafiiska Jaamacadda Muqdisho ee Nayroobi, Dr. John Momanyi ayaa ka qayb galay furitaanka tartan maxkamadeedka jiliinka ee Xallinta Khilaafaadka.

Tartanka waxaa ka qayb galaya arday ka kala socda jaamacado badan oo ka tirsan Qaaradda Afrika oo ay kamid tahay Jaamacadda Muqdisho, waxaana tartanka si wadajir ah usoo agaasimay Haweenka Caalamiga ah ee Xallinta Khilaafaadka iyo Jaamacadda United States International University-Africa (USIU-Africa).

18/08/2026

Guul baan idin rajeyneynaa.

17/08/2026

✈️⚖️Safar salaama ardaydeenna ka qayb gelaya tartan maxkamadeedka jiliinka oo ka dhacaya xarunta Jaamacadda Caalamiga ah ee Mareykanka oo ku taala magaalada Nayroobi.

Tartankan oo soconaya 17-23 bishan waxaa ka qaybgelaya arday ka kala socota jaamacado ku yaala qaaradda Afrika.

Guul ayaan idiin rajaynaynaa

15/08/2026

Muxuu Xoosh Jaamac oo kamid ah miraha Jaamacadda ka yiri takhasuska cusub ee 𝗖𝘆𝗯𝗲𝗿𝘀𝗲𝗰𝘂𝗿𝗶𝘁𝘆 𝗮𝗻𝗱 𝗔𝗜?

15/08/2026

Dadaalkiinna waa miro-dhalay, hambalyo! 🎓🎉

14/08/2026

Eng. Maxamed Xaaji oo ah khabiir ka tirsan hay'adda Isgaarsiinta Qaranka oo ardayda Soomaaliyeed ku dhiirrigeliyay barashada takhasuska 𝗖𝘆𝗯𝗲𝗿𝘀𝗲𝗰𝘂𝗿𝗶𝘁𝘆 𝗮𝗻𝗱 𝗔𝗜.

14/08/2026

Maxay tahay muhiimadda uu takhasuska 𝗖𝘆𝗯𝗲𝗿𝘀𝗲𝗰𝘂𝗿𝗶𝘁𝘆 𝗮𝗻𝗱 𝗔𝗜 u leeyahay dalka?

Waxaa sharraxaya hormuudka kulliyadda Eng. Ayub Ibrahim Abdi.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address

Administration Building, Near KM4, Hodan District
Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 15:00
Tuesday 08:00 - 15:00
Wednesday 08:00 - 15:00
Thursday 08:00 - 13:00
Saturday 08:00 - 15:00
Sunday 08:00 - 15:00