Mogadishu Marketing Agency

Mogadishu Marketing Agency

Share

We Provide a Comprehensive Digital Marketing Service Based On Quality, Expertise & Professionalism

21/07/2025

Baro, Tijaabi, Shaqee!
Ma tahay dhalinyaro u heelan mustaqbal ifaya?

Mogadishu Marketing Agency (MMA) waxay bilaabeysaa barnaamij internship ah oo soconaya 10 toddobaad, kaasoo loogu talagalay dhalinyarada Soomaaliyeed si ay u helaan:

🎯 Tababar xirfadeed oo heer sare ah
πŸ‘©πŸ½β€πŸ’» Waayo-aragnimo shaqo dhabta ah
πŸ“œ Shahaado + Warqad Talo-bixin ah
πŸš€ Fursad shaqo ama freelance ah

Qaybaha Barnaamijka:
πŸ“Œ Sales and Marketing
πŸ“Œ Journalism
πŸ“Œ Multimedia skills

Shuruudaha:
βœ”οΈ Da’da: 20–30 jir
βœ”οΈ Aqoonta ugu yaraan: Dugsiga sare/Diploma
βœ”οΈ CV + Warqad dhiirrigelin + Nuqul ID
βœ”οΈ Registration fee
βœ”οΈ Diyaar u ah inuu dhameeyo 10-ka toddobaad

Dalbo maanta oo noqdo qeyb ka mid ah jiilka isbeddelka wado!

πŸ“† Deadline: 10 August 2025
πŸ“ž Tel: +252 61 9539121

Message Mogadishu Marketing Agency on WhatsApp: https://wa.me/252619539121

πŸ“© Email: [email protected]
πŸ“± .252 Mogadishu Marketing Agency

18/07/2025

Our portfolio Video Production with Cleaning and Food Service.

Mogadishu Marketing Agency

05/07/2025

Adeegyo Kobcinaya Ganacsigaaga ayaan Macmiil kuu Diyaarinay







Si aad Uga Dhex Muuqato Tartanka Suuqa Ku Xirnaw Mogadishu Marketing Agency oo ah wehelkaaga.
Hadda la Xidhiidh Oo Gaadh Qayrkaa!!
Whatapp: 252619539121

04/07/2025

Our portfolio Video Production with Waafi Cosmetics.

Mogadishu Marketing Agency Mogadishu marketing services

25/02/2025

Our portfolio Video Production with Heellan Service.

Mogadishu Marketing Agency

21/02/2025

JUMCA MUBAARAK! ✨

Ilaahay ha inoo dambi dhaafo, ha inoo naxariisto, hana inoo fududeeyo khayrka maalinkan barakaysan.

πŸ“ Mogadishu Marketing Agency waxay idiin rajaynaysaa Jimce barakeysan!


252 Mogadishu marketing services

24/01/2025

Jumma Mubarak! 🌟
---
Dear valued customers, We wish you a blessed Friday filled with peace, health, and happiness. May Allah grant you prosperity and blessings.

18/01/2025
07/01/2025

Dr. Abati oo Ah Hormuud ka tirsan Bulshada Rayidka ee Lagu Casuumay Bandhiga, ayaa ka hadlay dareenkiisa ku saabsan Bandhigga, isagoo yiri:

"Bandhiggani waa madal gaar ah oo isku keenaysa bulshada, ganacsatada, iyo hal-abuurka maxalliga ah. Waxay fursad u tahay maqaayadaha iyo kafeeyada inay muujiyaan adeegyada iyo tayadooda, islamarkaana dhiirrigeliso wada-shaqeyn iyo koboc dhaqaale. Waa tallaabo weyn oo lagu horumarinayo ganacsiga cuntada iyo dhaqanka dhadhanka Soomaaliyeed. Aad baan ugu faraxsanahay inaan goob joog u noqdo dhacdo sidan u qiimo badan."

πŸ™ Mahadsanid Dr. Abati, hadalkaaga dhiirrigelinta leh waxa uu dhiirrigelinayaa hal-abuurka iyo wadajirka bulshada Soomaaliyeed!

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address

Mogadishu