Asar Engineering and Geospatial Academy

Asar Engineering and Geospatial Academy

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Asar Engineering and Geospatial Academy, Education Website, Maka Al mularama, Mogadishu.

Asargeo Academy: We strive to provide highest quality education in the field of Geographic Information Systems (GIS) and Remote Sensing (RS) Somalia & East Africa.

17/05/2026

๐Ÿš€ Master WaterGEMS Software with Industry Expertise

Asargeo Academy waxay idiin soo bandhigeysaa koorsada WaterGEMS Software, oo ay bixinayaan khubaro khibrad dheer u leh GIS iyo maamulka kheyraadka biyaha.

๐Ÿ‘จโ€๐Ÿซ Course Instructor:
Eng. Yasin Said Mohamed
โœ” 5 Years of GIS Experience
โœ” Water Resources Specialist

Koorsadan waxaad ku baran doontaa:
๐Ÿ”น Water Network Modeling
๐Ÿ”น Hydraulic Analysis
๐Ÿ”น GIS Integration
๐Ÿ”น Water Distribution System Management

๐Ÿ“ baro xirfad casri ah oo kor u qaadeysa aqoontaada iyo fursadahaaga shaqo.

๐Ÿ“ž Phone Number: 771708224
๐Ÿ“ฑ Follow:

11/05/2026

Ma doonaysaa inaa ku shaqeyso Software ka ugu casrisan GIS
Hada kusoo biir kooraskeena
๐—š๐—œ๐—ฆ & ๐—”๐—ฟ๐—ฐ๐—š๐—œ๐—ฆ ๐—ฆ๐—ผ๐—ณ๐˜๐˜„๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ
Join now 771708224

09/05/2026
09/05/2026

๐Ÿ—บ๏ธ ArcGIS Mastery Course

๐Ÿ“š Register Now

๐Ÿ“ž Phone Number: 771708224
๐ŸŒ www.asargeo.com

๐Ÿ“ฑ

07/05/2026

Juma Mubarak ๐ŸŒ™
ุงู„ู„ู‡ู… ููŠ ูŠูˆู… ุงู„ุฌู…ุนุฉ ุงุฌุนู„ ู„ู†ุง ููŠู‡ ู†ูˆุฑู‹ุง ูˆุจุฑูƒุฉู‹ ูˆุณุนุฉู‹ ููŠ ุงู„ุฑุฒู‚ ูˆุฑุงุญุฉู‹ ููŠ ุงู„ู‚ู„ุจุŒ ูˆุงุบูุฑ ู„ู†ุง ูˆู„ูˆุงู„ุฏูŠู†ุง ูˆู„ู…ู† ู†ุญุจ. ๐Ÿคฒ
Jumcadan barakaysan, Allaha naga dhigo kuwa camal suuban sameeya, ducadoodana la aqbalo, qalbigoodana xasilooni iyo iimaan ka buuxo. ๐Ÿค
Jumca wanaagsan dhammaan muslimiinta ๐ŸŒฟโœจ

06/05/2026

ArcGIS Pro Fundamentals :

Interface fudud
Map abuurid
Layers ku darid
Data maareyn
Basic spatial analysis
Map export/saarid
Contact :771708224
Engineering and Geospatial Academy

04/05/2026

Haddii aad barato Basic QGIS (Quantum GIS), waxaad heli kartaa xirfado wax ku ool ah oo si toos ah shaqo iyo mashruucyo kuu furi kara. Ma aha oo kaliya โ€œmap sameyn,โ€ ee waa qalab falanqayn iyo goโ€™aan qaadasho.

๐ŸŒ Waxaad ku qaban kartaa:

1. Sameynta khariidado xirfad leh

Khariidado waddooyin, deegaan, adeegyo (isbitaal, iskuul)
Maps loogu talagalay warbixinno, presentations, ama daabacaad

2. Maareynta xog juqraafiyeed

Ururin, nadiifin, iyo habeyn xogta meelaha (spatial data)
Ku shaqeynta shapefiles, GeoJSON, iwm

3. Falanqayn goob (Spatial Analysis)

Cabirka masaafada & aagagga
Ogaanshaha goobaha ugu habboon (site selection)
Buffering (tusaale: meelaha u dhow waddo ama ceel)

4. Taageeridda qorsheynta

Qorsheynta magaalooyinka iyo kaabayaasha
Maareynta dhulka (land use)
Qiimeynta saameynta deegaanka

5. Kormeer & warbixin

Abuurista dashboards/khariidado sharaxaya xogta
Soo saarista warbixinno muuqaal leh

6. Ka shaqeynta xogta satellite

Akhrinta sawirrada dayax-gacmeedka (raster)
La socodka isbeddelka dhulka (tusaale: dhir goyn, fatahaad)

7. Fursado shaqo

NGO-yada, dowlad, injineernimo, deegaanka, beeraha, logistics
Xitaa freelance (samaynta maps & data analysis)
Iska diwan gali :771708224
Register : www.asargeo.com

02/05/2026

Si sax ah u ogow GIS khataraha deegaanka una qorshee xalal waxtar leh
Contact :771708224
Register: www.asargeo.com
Engineering and Geospatial Academy

29/04/2026

๐ŸŒ GIS Navigation waxa loo adeegsadaa:

โœ” Raadinta goobaha muhiimmka ah
โœ” Maareynta gaadiidka iyo safarada
โœ” Hagista adeegyada gurmadka degdega ah
โœ” Qorsheynta magaalooyinka iyo dhulka

Ku baro sida loo isticmaalo khariidadaha casriga ah iyo xogaha juqraafiyeed si xirfad leh ๐Ÿ“๐Ÿ’ป

๐Ÿ“ž 771708224
๐ŸŒ www.asargeo.com
๐Ÿ“ฒ

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Address

Maka Al Mularama
Mogadishu