01/07/2025
πΈπ΄ 1-da Luuliyo β Maalin Madax-bannaani iyo Midnimo Qaran! πΈπ΄
π Hambalyo 65 Guuradii Xorriyadda & Wadajirka Soomaaliyeed! π
Maamulka iyo Hawl-wadeenada Research and Data Insights Consultancy - RDI Consultancy. Waxay Hambalyada iyo farxada la wadagayaan dhamaan Ummada Soomaaliyeed.
Maanta waa 1-da Luuliyo, waa maalin aad u weyn oo qalbigeenna ku wayn β maalintii ummadda Soomaaliyeed ee Waqooyi iyo Koonfur ay gacmaha is qabsadeen, kuna dhawaaqeen dhismaha Jamhuuriyad mideysan oo Soomaaliyeed.
β¨ Waa maalintii calanka buluugga ah uu si sharaf leh u dul babaday dal xor ah, dad mideysan, iyo mustaqbal ay dadkeennu iyaga u guntadeen.
π―οΈ Waa maalin lagu faano, oo aan dib ugu milicsanno geesiyadii naftooda u huray xorriyadda, iyo riyadii midnimo Soomaaliyeed oo dhab noqotay.
π£οΈ Hambalyo shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan β maanta waa maalin inoo wada dhan, waa maalin xasuus, qiime, iyo rajo!
π 1-da Luuliyo β Waa maalintii la helay dowlad Soomaaliyeed oo xor ah, calan leh, dad leh, iyo himilo mideysan.
Ilaahay ha dhowro midnimadeenna, hana barakeeyo Soomaaliya!
30/06/2025
π§ Invest in People. Build Impact.
At RDI Consultancy, we believe change begins with stronger skills.
π From MEAL systems to data collection, proposal writing, and community engagementβ
we equip your team with the tools they need to succeed.
π©βπ« Whether it's training field enumerators or empowering frontline staff,
our trainings are hands-on, relevant, and tailored to your context.
π Stronger teams mean stronger outcomes.
Letβs build capacity that lasts.
25/06/2025
πΈπ΄ Hambalyo 65 Sano oo Xorriyad ah β 26-ka Juun 1960 πΈπ΄
Madaxda iyo maamulka RDI Consultancy waxay farxadda maalmaha Xoriyadda oo ay ugu horeysay 26 June la qaadanayaan Shacabka Somaliyeed πΈπ΄
Maanta oo kale, 26-ka Juun 1960, waxay ahayd maalin aan illoobi karin, waa maalintii shacabka Soomaaliyeed ee Waqooyigu ay si rasmi ah uga xoroobeen gumeystihii Ingiriiska, calankeenuna markii ugu horreysay uu cirka u babaday si xor ah!
π Waa maalin xasuus iyo sharaf mudan, waana dhaxal ay inoo reebeen halyeyadii Soomaaliyeed ee naf iyo maal u huray xorriyadda ummadooda.
Waa maalin aan ku faano, una dabaaldego gobonimada iyo riyada qaran Soomaaliyeed oo salkeedu yahay midnimo, nabad iyo dowladnimo xor ah.
ποΈ Ilaahay ha u naxariisto dhammaan halgamayaashii Soomaaliyeed, hana dhowro qaranimada iyo walaaltinimada dadkeena.
26-ka Juun β Waa maalin calan, waa maalin xorriyad, waa maalin Soomaaliyeed!
24/06/2025
We Go Where Others Canβt. We Collect What Matters.
At RDI Consultancy, we specialize in accurate, timely, and field-verified data collection even in hard-to-reach regions across Somalia.
Whether you need household surveys, key informant interviews, focus group discussions, or observational data, our trained field teams ensure your organization has the trustworthy data it needs to inform decisions, track progress, and deliver impact.
π― Trusted by NGOs, UN agencies, and government actors working in fragile and remote settings.
π Let your data reflect the reality on the ground.
π
π
23/06/2025
Building Better Programs Through Evidence-Based Assessments.
At RDI Consultancy, we conduct high-quality research and assessments that serve as a solid foundation for effective programming.
Whether you're launching a new project or evaluating impact, our team delivers baseline, midline, endline, and needs assessments tailored to your context enabling evidence-based decisions and smarter interventions.
π― Trusted by NGOs, UN agencies, and government partners for reliable data in complex settings.
π§ Make your next move with confidence. Let the data lead the way.
π
π