21/12/2025
Mucaawiye Schools
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Mucaawiye Schools, School, Mogadishu.
Dugsiga HOOSE, DHEXE IYO SARE ee MUCAAWIYE waxaa la aas-aasay bishii MAY 2015, sababaha loo daah furay waxaa ugu horeeyo inuu daboolo baahida loo qabo WAXBARASHO TAYO.
21/12/2025
07/11/2025
Maamulaha guud ee iskuulada mucaawiye Mudame Salad Ali Dhuhulow ayaa shalay oo ay taariikhdu ku beekneed 6/11/2025 ka qayb galay shirka ururka midowga dugsiyada gaarka loo lee yahay (Mogadishu private Schools) kaas oo xoogga lagu saaray xoojinta, tayaynta iyo soo saarida arday soomaaliyeed oo ku hubaysan cilmi Iyo Akhlaaq. Shirku wuxuu noogu so dhamaaday si guul ah.
Abdullalhi Mohamud ahmed
Madaxa arimaha warbaahinta iskuullada Mucaawiye
24/09/2025
Maamulka, macalimiinta , Ardayda iyo waalidiinta iskuulka mucaawiye waxay tacsi tiiraanya leh u dirayaan qoyska iyo bahda iskuukka Al nasri kuwaas oo ay maantay ka baxday marxuumad Nasro Maxamed Cabdulle oo eheed ardayad dhiganaysay iskuulka Al nasri gaar ahaan fasalka 7aad ee dugsiga dhexe kadib marki ay xabad wiifto ah ugu timid fasalki ay dhiganaysay
Ilaah waxaan uga baryaynaa naxariisti janno
26/08/2025
Welcome to Mucaawiye School
Ogaysiis Ogaysiis Ogeysiis
Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda,Waalidiinta iyo dhammaan bahda waxbarashada ee Mucaawiye Schools in maalinta sabti ah bishuna ku beegan tahay 30-8-2025 uu furmi doono sanad dugsiyeedka cusub ee 2025-2026 hadii alla idmo.
Hadaba waxaa lagu War gelinayaa in ay u diyaar garoobaan sanad dugsiyeedka cusub.
Waxii faahfaahin dheeri ah nagala soo xiriir 0617332206
MAHADSANIDIIIN
Sariirtaada korkeda ku daawo natiijada faslka 8aad weliba si dhib yar
12/08/2025
Labada arday ee ugu sareysa fasalka 4aad Hambalyo
12/08/2025
Labada arday ee ugu sareysa fasalka 6aad Hambalyo
12/08/2025
Labada arday ee ugu sareysa fasalka 12aad Hambalyo
12/08/2025
Labada arday ee ugu sareysa fasalka 7aad Hambalyo
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Mogadishu
252