23/10/2025
Meertada 2-aad ee shirka u adkeysiga aanfooyinka Somaaliya oo maalintii 2-aad ka socda magaalada Muqdisho ayaa lagu soo bandhigay dood cilmiyeed ciwaangeedy yahay "๐๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐ ๐๐๐ค๐๐ฒ๐ฌ๐ข๐ ๐ ๐๐ฎ๐ฌ๐ข๐ข๐๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐ ๐๐ ๐๐๐๐ซ๐ค๐ ๐๐๐ฑ๐๐ฅ๐ฅ๐ข๐ ๐ โ ๐๐ฌ๐ค๐ฎ ๐๐ข๐ซ๐ข๐๐๐ ๐๐ช๐จ๐จ๐ง, ๐๐ข๐ฒ๐๐๐ฌ๐๐, ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐ฐ๐ฅ-๐ ๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐"
Waxaana ka qeyb-galay dooddaan xeel-dheerayaasha kala ah:
1. ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐ ๐๐ฎ๐ค๐ก๐ญ๐๐ซ ๐๐ฅ๐ข Khabiir Maareynta Macluumaadka, ee Hay'adda SoDMA
2. ๐๐ซ๐จ๐. ๐๐ก๐๐ซ๐ข๐ ๐๐ฌ๐ฆ๐๐ง โ Agaasimaha Xarunta Biyaha iyo Deegaanka Soomaaliyeed, Jaamacadda Muqdisho.
3. ๐๐๐ซ๐๐ก๐๐ฆ ๐๐ข๐ฌ๐๐ง๐ โ Wakiilka FAO, Khabiir ku takhasusay La-qabsiga Cimilada iyo Yaraynta Khatarta Musiibooyinka
4.๐๐๐๐ฌ๐ ๐๐ฆ๐๐ซ ๐๐๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐๐ก๐ข โ Agaasimaha Waaxda Cimilada, MoECC
Xiriiriyaha dooda:
๐๐ฎ๐ค๐ก๐ญ๐๐ซ ๐๐ก๐๐๐ค๐ก ๐๐ฎ๐ฌ๐ฌ๐๐ข๐ง ๐๐ข๐ฆ๐๐ฅ๐ โ La-taliye Sare, ee Hay'adda SODMA Somalia