Isaggoo dhar wareejinaya ayuu dilalka gaadmada ah u fulin jiray Khawaarijta- Garmaqalka Maanta
Hanka Media Wararka Caalamka
Warar Deg Deg Iyo Holo Lagu Kalsoon Yahay
18/05/2024
𝐆𝐔𝐃𝐃𝐈𝐆𝐀 𝐌𝐀𝐃𝐀𝐗𝐀-𝐁𝐀𝐍𝐍𝐀𝐀𝐍 𝐄𝐄 𝐃𝐈𝐁-𝐔-𝐄𝐄𝐆𝐈𝐒𝐓𝐀 𝐈𝐘𝐎 𝐇𝐈𝐑𝐆𝐀𝐋𝐈𝐍𝐓𝐀 𝐃𝐀𝐒𝐓𝐔𝐔𝐑𝐊𝐀 𝐎𝐎 𝐁𝐈𝐋𝐀𝐀𝐁𝐀𝐘 𝐃𝐈𝐘𝐀𝐀𝐑𝐈𝐍𝐓𝐀 𝐂𝐔𝐓𝐔𝐁𝐘𝐀𝐃𝐀 𝟓-𝐀𝐀𝐃 𝐈𝐋𝐀𝐀 𝟗-𝐀𝐀𝐃.
Guddiga Madaxa-banaan ee dib-u-eegista iyo hirgelinta dastuurka ayaa yeeshay kulan shaqo oo ay ka soo qeyb-galeen dhammaan xubnaha guddiga, kulankan ayey xubnaha guddiga diiradda ku saareen cutubyada 5-aad, 6-aad, 7-aad, 8-aad iyo 9-aad ee Dastuurka.
Guddoomiyaha guddiga Burhaan ayaa warbaxin guud ka siiyay xubnaha guddiga geeddi socodka dhamaystirka Dastuurka, ayadoo dood iyo falaqayn laga yeeshay diyaarinta cutubyada 5-aad, 6-aad, 7-aad, 8-aad iyo 9-aad ee Dastuurka iyo dhamaystirkooda.
Gabagabadii, kulanka Guddoomiye Burhaan oo shirka soo xeray ayaa xubnaha guddiga ku amaanay dadaalkooda ku aaddan dhamaystirka Dastuurka.
Xuska Sannad Guurada 33aad ee 18May ee Somaliland
Xujeyda Soomaaliyeed ee Maalmahaan ku sugnaa Madiina Al-munawara ayaa saaka ku sii jeeda Magaalada Maka Al-mukarama si ay ugu diyaar garoobaan gudashada waajibaadka xajka.
Qaar ka mid ah Xujeyda ayaa ka hadlay adeegyada loo qabtay iyo sidii loogu soo dhaweeyey Madiina.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Mogadisho
252