๐—”๐—น-๐—บ๐˜‚๐—ฐ๐—ถ๐—ถ๐—ฑ ๐—ฝ๐—ฟ๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐˜† ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐˜€๐—ฒ๐—ฐ๐—ผ๐—ป๐—ฑ๐—ฎ๐—ฟ๐˜† ๐˜€๐—ฐ๐—ต๐—ผ๐—ผ๐—น

๐—”๐—น-๐—บ๐˜‚๐—ฐ๐—ถ๐—ถ๐—ฑ ๐—ฝ๐—ฟ๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐˜† ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐˜€๐—ฒ๐—ฐ๐—ผ๐—ป๐—ฑ๐—ฎ๐—ฟ๐˜† ๐˜€๐—ฐ๐—ต๐—ผ๐—ผ๐—น

Share

Al-muciid waa bartilmaameedka aqoonta

16/08/2026

Hampalyo dhamaantiin.

Waxaad ka farxiseyn waalidkiina,macalimiintiina iyo maamulkiina, si diiran ayaan idiin leenahay
Guuleysta oo hadafyadiina harsan ka mira dhalsha.

15/08/2026

Heerka imtixaanka sida uu yahay.

49 arday

Baasay 42 arday
Ku noqonaya 7 arday

Labka baasay 27 wiil

Dhediga baasay 15 gabar

Dhediga ku noqonaya 6 gabdhood

Labka ku noqonaya 1 wiil

15/08/2026

Hampalyo ardayda Al-muciid oo guulo ka keenay imtixaanka shahaadiga, waad naga farxiseyn

Waalid,macalin iyo maamulba .

09/08/2026

Hampalyo dhamaan ardayda fasalka 8aad ee dugsiga Al-muciid oo ku baasay imtixaanka
Dugsiga dhexe.

28/07/2026

Sanad Dugsiyeedka soo socda 2026-2027 Fasalkee noqonaysa?

13/07/2026


Waxaa maanta qaliin dhanka jilibka ah (ACL) maray
Mohamed Abdulkadir Mohamed (ustaad Afwaax) oo ah Maamulle ku xigeenka dugsiga Al Muciid Waa Alle ma hadiisa Xaalada ustaadka ayaa hada ah mid wanaagsan.
Dhamaanteena aan usoo duceeyno in Alle u siyaadiyo caafimaadkiisa.
fans

Photos from ๐—”๐—น-๐—บ๐˜‚๐—ฐ๐—ถ๐—ถ๐—ฑ ๐—ฝ๐—ฟ๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐˜† ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐˜€๐—ฒ๐—ฐ๐—ผ๐—ป๐—ฑ๐—ฎ๐—ฟ๐˜† ๐˜€๐—ฐ๐—ต๐—ผ๐—ผ๐—น's post 11/07/2026

Waxaa halkaan hampalyo balaaran uga direynaa ardaygeena Axmed Maxamed cali oo kamid ahaa dufcadii 2aad ee dugsiga Al-muciid ka aflaxday ayaa maantana soo gabagabeeyey heerka koobaad ee waxbarashada bachelor degree. Waxaan ku leenahay halkaas kasii wado dedaalkaaga

Photos from ๐—”๐—น-๐—บ๐˜‚๐—ฐ๐—ถ๐—ถ๐—ฑ ๐—ฝ๐—ฟ๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐˜† ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐˜€๐—ฒ๐—ฐ๐—ผ๐—ป๐—ฑ๐—ฎ๐—ฟ๐˜† ๐˜€๐—ฐ๐—ต๐—ผ๐—ผ๐—น's post 11/07/2026

Maanta oo taarikhdu tahay 11/7/2026

Waxaan si nabad ah inoogu soo dhamaaday imtixanka final ka ah ee sanad dugsiyeedka 2025/2026

Alla ayaa mahadaas oo idil usugnaatay inoogu bilaabay jawi nabdoon nooguna soo idleeyey jawi taas lamid ah.

Guulo iyo natiijo ee ku farxaan ayaan u rajaynaynaa ardayda.

Photos from ๐—”๐—น-๐—บ๐˜‚๐—ฐ๐—ถ๐—ถ๐—ฑ ๐—ฝ๐—ฟ๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐˜† ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐˜€๐—ฒ๐—ฐ๐—ผ๐—ป๐—ฑ๐—ฎ๐—ฟ๐˜† ๐˜€๐—ฐ๐—ต๐—ผ๐—ผ๐—น's post 26/06/2026

Waxaa halkaan hampalyo uga direynaa ustaad Abdulrahim Talib oo usoo idlaatey heerka waxbarashada ee master drgree ga ah, ustad Talib guulo intaa ka badanaa kuu rajanaynaa.

25/06/2026

Hampalyo dufcadii 6aad ee dugsiga Al-muciid oo maanta usoo gabagaboobay imtixanka qaranka ee dugsiga sare

Waxaan dhamaantiina idiin rajaynaynaa
Guul aad ku faraxdaan inuu Allah idinka siiyo imtixanka.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Wadada Iskuxirta Afgooye Iyo Xamar
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00