Bashka

Bashka School page

14/10/2025

12-Oct-2025 waa maalinta calanka Soomaaliyeed la sameeyay.

16/08/2025

Dugsiga wuxuu bilaabay qaadashada ardada cusub ee sanad Dugsiyeedka 2025/2026.
Fadlan iska diiwaangeli xarunta Degmada Kaaraan Agagaarka masjidka sheekh Axmed Xaaji dhabarka dambe ee maqaayada Fay caato.

25/12/2023
Isku aadka. Fasalada Ciyaarta kubada Cagta.Fasal walbow halkaan kala soco maalintaad cayaarta leedahay.Wabillaahi Towfii...
25/12/2023

Isku aadka. Fasalada Ciyaarta kubada Cagta.

Fasal walbow halkaan kala soco maalintaad cayaarta leedahay.

Wabillaahi Towfiiq

Kulanka Maanta waaForm 1.          3   -   2   Grade 7B
25/12/2023

Kulanka Maanta waa

Form 1. 3 - 2 Grade 7B

Form 1.    3  -  2   Grade 7B
25/12/2023

Form 1. 3 - 2 Grade 7B

Kulanka maanta
20/12/2023

Kulanka maanta

Ciid wanaagsan.Ciid wanaagsan dhammaan  muslimiinta meel walibo aad dunida ka joogtaan.Illaahey ha inaga aqbalo soonka, ...
20/04/2023

Ciid wanaagsan.

Ciid wanaagsan dhammaan muslimiinta meel walibo aad dunida ka joogtaan.

Illaahey ha inaga aqbalo soonka, salaada iyo sadaqada aan la imaanay inta lagu guda jiray bisha barakeesan ee Ramadaan.

Ciidaan ciideyda kale Alle inagu gaarsiiyo cimri dheer, caafimaad iyo cibaado suuban.

Asc                     HambalyoDhammaan Maamulka iyo macalimiinta Dugsiga hoose dhexe iyo Sare ee AL-RAYAAN waxay u ham...
16/08/2022

Asc

Hambalyo

Dhammaan Maamulka iyo macalimiinta Dugsiga hoose dhexe iyo Sare ee AL-RAYAAN waxay u hambalyeenayaan Farxada Ardada oo dhaamaan ka gudubtay Imtixaamkii Fasalka 12aad ee sanad Dugsiyeedka 2021-2022.

Waxaad dhowrteen sharafkii iyo Astaantii Dugsigiina.

Guul meel walbo aad hormarkiina aad ka sii wada doontaan insha Allaah.

Guul iyo Gobanimo.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bashka posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share