Hope Institute For leadership Studies

Hope Institute For leadership Studies Advancing leadership, governance, and capacity building Leadership, research, and capacity building for social impact

Hope Institute is a hub for ideas, leadership development, and knowledge creation—working to strengthen institutions and inspire responsible leadership across Somalia and East Africa. The Institute works to promote ethical leadership, evidence-based thinking, and social transformation through research, training, and community-oriented initiatives. Its work is guided by the belief that sustainable national development begins with empowered individuals. Headquartered in Mogadishu, Somalia, Hope Institute operates through regional offices and strategic partnerships across East Africa.

26/05/2026

Akhlaaqdu waxay ilaalisaa xuquuqda dadka ku jirta bangiyada iyo hay’adaha maaliyadeed, iyadoo ku dhisan:
(الأخلاقيات – الفضائل الخمسة الكبرى)
Qayb ka mid ah casharradii: (Diploma of Islamic Economics)
Waxaa soo jeedinaya: Dr Xamza Xabiib

15/05/2026

Maqaalkan “Hagaajinta Tarbiyadda” ee uu qoray Jama Ahmed Gaani wuxuu soo koobayaa muhiimadda tarbiyadda wanaagsan iyo doorka ay ku leedahay dhismaha qoys, bulsho iyo dowladnimo sugan. Wuxuu tilmaamay in tarbiyaddu ka bilaabato doorashada lammaane wanaagsan, gurigu yahay halka ugu weyn ee ilmuhu ku barto wanaag iyo xumaan, macallinka iyo bulshada ku hareeraysanna ay door weyn ku leeyihiin shakhsiyadda ilmaha. Ugu dambayn, wuxuu carrabka ku adkeeyay in dib-u-hagaajinta ummaddu ku xirantahay ku dhaqanka qiyamka wanaagsan iyo diinta suuban.

Tarbiyad wanaagsan ayaa dhisaysa qoys, bulsho iyo dowladnimo sugan.

Halkan ka akhriso.

تُعدّ Las Anod رمزاً للوحدة والصمود في الوجدان الصومالي، لما تحمله من تاريخ مرتبط بالمقاومة وحركة الدراويش بقيادة Mohamm...
10/05/2026

تُعدّ Las Anod رمزاً للوحدة والصمود في الوجدان الصومالي، لما تحمله من تاريخ مرتبط بالمقاومة وحركة الدراويش بقيادة Mohammed Abdullah Hassan ضد الاستعمار. وقد شكّل موقعها الجغرافي جسراً يربط مناطق الصومال المختلفة اجتماعياً وثقافياً.
شهدت المدينة منذ أواخر 2022 تحولات سياسية وأمنية كبيرة بعد احتجاجات وصراعات دامية، لكن تماسك سكانها ووحدتهم كانا السبب الرئيسي في صمودها وتجاوزها للأزمات. وفي السنوات الأخيرة انتقلت المدينة إلى مرحلة جديدة تمثلت في الاعتراف الفيدرالي بإدارة “ولاية شمال شرق الصومال”، مع ترسيخ المؤسسات الرسمية وتعزيز العلاقة المباشرة مع الحكومة الفيدرالية في مقديشو.
واليوم تعمل الإدارة المحلية على إعادة الإعمار، وترسيخ الأمن، وتحسين الخدمات الأساسية، وسط آمال واسعة بمستقبل أكثر استقراراً وتنميةً للمدينة وسكانها.
د. اسحاق ادم اسحاق
https://hopeils.org/publications/9a743282-9227-4bf4-90dd-81a8bdbb593f

07/05/2026

Dr Sadik Enow Sidee ayuu u faahfaahinayaa Khayraadka Dal iyo saamayntiisa.

Mid kamida su'aalihii la waydiiyey.

Muuqaalka oo dhameystiran kaso daawo linkaan.
https://youtu.be/ZSUv_mu2TRc

06/05/2026

Isbarbardhiga Dalalka Kale ee Geeska Africa iyo saamaynta dhaqdhaqaaqa siyaasadeed ee Geeska.

Dr Sadiq Enow.

06/05/2026

Waa maxay arayga dynamic? || Dr. Saasiq Enow!!

06/05/2026

Dhaqdhaqaaqa Siyaasadda Geeska Afrika || Dr. Saasiq Enow || Q-2aad | Su'aalo

04/05/2026

Dhaqdhaqaaqa Siyaasadda Geeska Afrika || Dr. Saasiq Enow || Q-1aad

 : waxaa si guul ah kusoo dhammaaday workshop-kii maanta qabsoomay ee cinwaankiisu ahaa “Political Dynamics in The Horn ...
01/05/2026

: waxaa si guul ah kusoo dhammaaday workshop-kii maanta qabsoomay ee cinwaankiisu ahaa “Political Dynamics in The Horn of Africa” oo ay soo qabanqaabiyeen Hope Institute iyo SOLGA, isla markaana uu marti sharaf ka ahaa Dr. Sadiq Enow.

Workshop-kan ayaa diiradda lagu saaray xaaladaha siyaasadeed ee Geeska Afrika, isbeddellada ka jira gobolka, iyo saameynta ay ku leeyihiin mustaqbalka dalalka iyo bulshada.

Ka qaybgalayaasha ayaa si qoto dheer uga dooday aragtiyo kala duwan, iyagoo is dhaafsaday fikrado muhiim ah oo ku saabsan doorka hoggaaminta, nabadda, iyo horumarinta siyaasadeed ee gobolka.

Ujeedka workshop-ku wuxuu ahaa in la kordhiyo fahamka siyaasadda gobolka, lana dhiirrigeliyo dhalinyarada iyo aqoonyahannada si ay door muuqda uga qaataan mustaqbalka Geeska Afrika.

WorkshopTitle: Political Dynamics in the Horn of AfricaA training lecture followed by an open discussionKeynote Lecturer...
29/04/2026

Workshop

Title: Political Dynamics in the Horn of Africa
A training lecture followed by an open discussion

Keynote Lecturer: Dr. Sadiq Enow

Date: 01 May 2026
Time: 3:00 PM
Venue: Goley Tower – First Floor, Mogadishu, Somalia

Joint Organizers:
Hope Institute for Leadership Studies
Somali Leadership and Global Affairs Academy - SOLGA

*Registration form*
https://forms.gle/KgSWCYmzGpoZ4Ybo6

Address

Number 4
Mogadishu
00100

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hope Institute For leadership Studies posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share