Thehorntek

Thehorntek

Share

Skills pooster

26/04/2026

Ganacsiyada iyo hay’adaha maanta waxay u baahan yihiin nidaam mideeya xiriirka macaamiisha iyo xog ururinta si ay u gaaraan go’aano sax ah oo degdeg ah.

waa Unified Multi-Channel Communication Platform oo kuu ogolaanaya inaad hal meel ka maamusho dhammaan isgaarsiinta iyo engagement-ka:
, , , iyo — si nidaamsan, ammaan ah, oo la cabbiri karo.

Waxaad ku:

-✅Hagaajin kartaa Customer Experience adigoo helaya feedback joogto ah

-✅Fulineysaa Market Research iyo surveys si aad u fahamto baahida suuqa

-✅Kordhin kartaa Lead Generation iyo kobcinta xiriirka macaamiisha

-✅Maamuli kartaa xogta iyo natiijooyinka si aad u qaadato go’aano xog ku saleysan

Ku habboon:

Banks, Supermarkets, NGOs, Corporates, iyo hay’ad kasta oo u baahan xal dhameestiran oo lagu maareeyo macaamiisha.

Hal Platform. Dhammaan Channels. Go’aan qaadasho xog ku saleysan.

Bilow tijaabada bilaashka ah:
https://hagal.thehorntek.com/

13/04/2026

Ma rabtaa inaad kobciso ganacsigaaga?

HAGAL waa platform omnichannel ah oo kuu oggolaanaya inaad hal meel ku maamusho xiriirka macaamiishaada, isla markaana aad hagaajiso howlgallada ganacsigaaga.

Waxaad u isticmaali kartaa:
• Market Research
• Customer Satisfaction
• Lead Generation
• Employee Engagement

Sidoo kale, waxaad ku samayn kartaa marketing campaigns adigoo adeegsanaya channels sida SMS, WhatsApp, iyo Email — dhammaan hal platform.

Ku tijaabi hadda Free Trial si aad u aragto sida ay u shaqeyso.

Booqo: https://hagal.thehorntek.com

09/04/2026

Ku soo dhawoow Thehorntek

Thehorntek waa shirkad bixisa xalal teknoolojiyadeed oo casri ah, oo ka caawisa ganacsiyada inay hagaajiyaan howlahooda, xoojiyaan xiriirka macaamiisha, isla markaana kobciyaan waxqabadkooda.

Ujeedadeena ( our Purpose)

Inaan bixino xalal cusub, la isku haleyn karo, oo lajaan qaadi karo dunida casriga ah, kuwaas oo kuu horseedaya koboc iyo guul…

Adeegyaddena

👉Property Management System ( PMS)
👉Hagal Platform ( Omni Channel)
👉Marketing Automation
👉Ai Solution
👉Digital Media Solution

🌐 Wax badan ka ogow waxanu nahay oo booqo website keena
https://thehorntek.com

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Address

Hodan, Taleeh
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 09:00 - 22:30
Tuesday 09:00 - 22:30
Wednesday 09:00 - 22:30
Thursday 09:00 - 22:30
Saturday 09:00 - 22:30
Sunday 09:00 - 22:30