Macaahida Al-Huda Xarunta Guud

Macaahida Al-Huda Xarunta Guud

Share

Macaahida Al-huda waa macaahida ugu balaadhan somaliland ee laga barto shareecada Islaamka iyo Luuqada Carabiga.

17/03/2025

الحمد لله رب العالمين.

Macaahida Al-Huda Xarunta Guud Macaahida Al-huda waa macaahida ugu balaadhan somaliland ee laga barto shareecada Islaamka iyo Luuqada Carabiga.

02/03/2025

Maamulaha Macaahida Al-Huda Xarunta Guud oo ka warbixiyey guusha ay soo hooyeen macaahida oo ku guulaystay kaalinta 1-aad iyo 6-aad ee Tartanka Macaahida Gobolada Somaliland |

Maamule: Muxyadiin Muxammad Magaalo

02/03/2025

Dareenka Farxadeed ee Ardaydii labaad ee kaalin ka gashay Tartanka Sunnada ee Macaahida gobolada Somaliland.

Ardaydaas oo ka socotay Macaahida Al-Huda Xarunta Guud

02/03/2025

Hambalyo marar badan ardayadii qiimaha badnayd ee guusha soo hooyey.

02/03/2025

Dareenka Farxadeed ee Ardaydii kaalinka koobaad u gashay Tartanka Sunnada ee Macaahida gobolada Somaliland.

Ardaydaas oo ka socotay Macaahida Al-Huda Xarunta Guud

28/02/2025

رمضان مبارك...
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال.

Photos from Macaahida Al-Huda Xarunta Guud's post 27/02/2025

Marar kale waxaynu u mahadnaqaynaa oo hambalyaynaynaa Labadii hablood ee guusha Taariikhigaa ka soo hooyey tartanka macaahida Gobolada Somaliland.

Photos from Macaahida Al-Huda Xarunta Guud's post 27/02/2025

Bah-weynta Macaahida Al-Huda Xarunta Guud waxay si gaara ugu mahadnaqayaan guddidii ka garsooraysay Tartanka macaahida gobolada somaliland oo macaahida Alhuda xarunta guud kaalinta koobaad iyo kaalinta lixaad ka galeen Tartanka.

27/02/2025
Photos 27/02/2025
27/02/2025
Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address

Hargeisa-suuqa Hoose
Mogadishu
00000