Jaamacadda Geeska Afrika Horn of Africa University

Jaamacadda Geeska Afrika Horn of Africa University

Share

HORN OF AFRICA UNIVERSITY (HAU) is nonprofit, Non-governmental educational institution, founded By group of intellectuals on 15 March, 2011.

Equipped with sufficient experience and familiarity With institutional status both locally and regionally,

01/06/2026


HORN OF AFRICA UNIVERSITY


.
HAU

26/05/2026

๐ŸŒ™โœจCIID MUBAARAK โœจ๐ŸŒ™

Jaamacadda Geeska Afrika Horn of Africa University waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan ummadda Muslimiinta, gaar ahaan shaqaalaheeda, macallimiinteeda iyo ardaydeeda, munaasabadda CIID AL-ADHA awgeed.

Ilaahay ha naga dhigo kuwii loo danbi dhaafay, Naartana laga xoreeyay, hana naga aqbalo soonkii maanta, salaadda iyo dhammaan camalka suubban ee aan hormarsanay insha allah.

ุชูŽู‚ูŽุจูŽู‘ู„ูŽ ุงู„ู„ู‡ู ู…ูู†ูŽู‘ุง ูˆูŽู…ูู†ู’ูƒูู…ู’ ุตูŽุงู„ูุญูŽ ุงู„ู’ุฃูŽุนู’ู…ูŽุงู„ู
HAU

25/05/2026

Maalinki ugu qiimaha badna nolasha qof kasta oo Muslim ah!!

Maalinka Bari waxayinu sugayina maalinki ugu qiimaha badnayid inta ayaamo ina so maray, wa maalin wayin o u ilahay naarta ka xoreeyo adoomadiisa, wa maalin u ilahay malaiigtisa ugu faano, sida ayi adoomihisu iskugu so baxeen o ayi u baryayan iyago ku sugan buurta carafa.

Ducada Maalinka Carafa: Rasuulku (๏ทบ) wuxuu yidhi:ยซDuco waxaa ugu khayr badan ducada maalinta Carrafo, waxaana ugu khayr badan waxaan idhaahdo aniga iyo Nabiyadii iga horreeyayba:

{ู„ุง ุฅู„ู‡ูŽ ุฅู„ุงู‘ ุงู„ู„ู‘ู‡ู ูˆูŽุญูŽุฏู‘ูู‡ู ู„ูŽุง ุดูŽุฑููŠูƒูŽ ู„ูŽู‡ูุŒ ู„ูŽู‡ู ุงู„ู’ู…ูู„ู’ูƒู ูˆูŽู„ูŽู‡ู ุงู„ู’ุญูŽู…ู’ุฏู ูˆูŽู‡ููˆูŽ ุนูŽู„ูŽู‰ ูƒูู„ู‘ู ุดูŽูŠู’ุกู ู‚ูŽุฏููŠุฑู.}

HAU 2026
PEOPL'ES UNIVERSITY

30/04/2026

JIMCO WACAN OO WANAAGSAN DHAMAAN UMADA ISLAAMKA AH
GAAR AHAAN UMA SOOMAALIYEED.

Geeska Afrika
Horn of Africa University

wanaagsan
People's University.
HAU ...2026.

24/04/2026

JIMCO WACAN OO WANAAGSAN

Horn of Africa University- Public relations Office

wanaagsan
People's University.
HAU ...2026.

11/04/2026

Geeska Afrika....Horn of africa University....

HAU....2026
.

Photos from Jaamacadda Geeska Afrika Horn of Africa University's post 10/04/2026

Geeska Afrika..

07/04/2026

Jaamacadda Geeska Afrika Horn of Africa University

.
HAU

05/04/2026

Jaamacadda Geeska Afrika Horn of Africa University

19/03/2026

๐ŸŒ™โœจCIID MUBAARAK โœจ๐ŸŒ™

Jaamacadda Geeska Afrika Horn of Africa University waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan ummadda Muslimiinta, gaar ahaan shaqaalaheeda, macallimiinteeda iyo ardaydeeda, munaasabadda DHALASHADA CIID AL-FITRI awgeed.

Ilaahay ha naga dhigo kuwii loo danbi dhaafay, Naartana laga xoreeyay, hana naga aqbalo soonka, salaadda iyo dhammaan camalka suubban ee bishii Ramadaan.

ุชูŽู‚ูŽุจูŽู‘ู„ูŽ ุงู„ู„ู‡ู ู…ูู†ูŽู‘ุง ูˆูŽู…ูู†ู’ูƒูู…ู’ ุตูŽุงู„ูุญูŽ ุงู„ู’ุฃูŽุนู’ู…ูŽุงู„ู
HAU

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address

KM4, Opp. Hanano Hospital
Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00