16/06/2026
OGEYSIIS! OGEYSIIS! OGEYSIIS!
Ururka Tababarrada iyo Horumarinta Ardayda ee KAABE wuxuu idinku casuumayaa seminar online ah oo bilaash ah (Free) oo ku saabsan jihaynta ardayda F4 iyo sida saxda ah ee loo isticmaalo Calculator-ka.
Seminar ka waxaa inoo jeedin doono Ustaad Hussein Mohamed Ahmed
Waxyaabaha aad ka faa’iidi doontaan seminar-ka:
1. Barashada sida saxda ah ee loo isticmaalo Calculator-ka.
2. Fursad aad ku weydiin karto su’aal kasta oo la xiriirta isticmaalka Calculator-ka.
3. Helitaanka talooyin wax ku ool ah oo kaa caawinaya diyaarinta Imtixaanka Dowladda.
Goorta: 18-ka Juun 2026
Waqtiga: 8:00 fiidnimo ilaa 9:30 fiidnimo
Goobta: Zoom (Online)
Waxaan ku kulmi doonnaa Zoom, Insha Allaah.
Si aad uga qayb gasho, fadlan kala xiriir:
Tel: 615970898
Ama soo raac link gaan hoose
https://chat.whatsapp.com/DFR1F11MavF0P5tCtoySWi?s=cl&p=i&ilr=2&amv=2
Ku soo dhowaada dhammaantiin!