Badbaado Primary and Secondary School

Badbaado Primary and Secondary School

Share

BADBAADO SCHOOL HOME OF A QUALITY EDUCATION.

24/05/2026
29/04/2026

Casuumaddii Madaxweyne Xasan Sheekh u sameeyey duubabka soomaaliyeed xalayto.

Aan idin badhgooyo hadaladii xalay la is dhaafsaday cashada ka dib aana idin soo koobo maadaama aanan arkin meel laga soo daayay khudbadihii weliba aan idin raaciyo faalo kooban sidii oday xogxogaal ah.

Horta madaxweynaha waa na gaaday oo hadalkii waxaa lagu furay duubabka/isimada
Iyadoon la sheegin wax ka baxsan inay tahay casho sharaf waxaana hadalka la siiyey dhowr oday.
NB: waqtiga oo malaha xili danbe ahaa hadalka xaga duubabka waxaa la siiyey daqiiqado kooban tiradoodana waa la koobay weliba waxaa loo badiyey duubabkii aysan cagtoodu ku badnayn Muqdisho ama aysan madaxweynaha is maqlin weliba u badnaa odayaashii ka biya-diidsanaa siyaasadda Madaxweynaha ama la dhacsanaa fekradaha mucaaradka oo waxay u badan tahay in madaxtooyadu rabtay inay maqasho fariintiida ama aysan odayaashi beri banaanka ka hadlin oo odhan afka ayaa nala qabtay.
1- Ugaas Cabdirasaq Ugaas Cabdullahi oo ahaa ugaaskii sababtiisa intan oo duub/Isim u yimaadeen ayaa xaflada lagu furay wuxuuna ku koobay ka mahad celin cashada madaxweynaha, ka mahad celin mar kale safarka dhaqanka soomaliyed ee ka yimi shanta soomaliyeed iyo duco.

2- Boqor Burhan; mahad celin cashada, mahad celin ugaas C/rasaaq iyo duco.
Dabcan waxay ka ahayd maadama aysan madaxtooyada sheegin mowduuc ka baxsan casha sharaf intaas ayuu gaabsaday.

3- Islaan Ciise; mahad celin ka dib hadallo Culus oo maahmaahdooda wata sarbeebna u badan, “Madaxweyne dadkii shalay ku doortay talada wax ka sii, dalka khatar ka ilaali wixii aad u dhaaratayna fuli”
NB: hadalka Islaanku waa muuqatay inuu ka biya-diidsan yahay siyaasadda madaxweynaha inuu faallo hoose galona ma rabin.

4- Garad Jama G. Cali: “ Madaxweyne raga kursiga aad ku fadhido eegaya walaalow soo dhowaada, oo sidee u galnaa, oo sidee ku qanacsan tihiin, oo sidee cadaalad aad igula tartami kartaan ah waxay ku dhaanto ma jirto”
“Waa idinka awood weynahay oo awoodii baan haystaa adigaa shalay ka qayl

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Dharkeynleey Mac-macaanka. Jalle Siyad Street
Mogadishu