Rayas Primary & Secondary School

Rayas Primary & Secondary School LEARN FROM THE BEST

Mudnaanteennu waa ....
23/09/2026

Mudnaanteennu waa ....


Iskusoo noqod wanaagsan
05/09/2026

Iskusoo noqod wanaagsan

Sanad dugsuyeed cusub iyo fasalo cusub.
30/08/2026

Sanad dugsuyeed cusub iyo fasalo cusub.

AL XAMDULI-LLAAH  Sanadkii 2aad oo ay wada guuleesteen dhamaan ardeydeen ufadhiisatay Imtixaanka Naqliga ee Fasalka 8aad...
10/08/2026

AL XAMDULI-LLAAH Sanadkii 2aad oo ay wada guuleesteen dhamaan ardeydeen ufadhiisatay Imtixaanka Naqliga ee Fasalka 8aad.
Hambalyo dhamaan Ardeyda Soomaaliyeed.


08/08/2026

Fahamka Darajooyinka Natiijada Imtixaanka

08/08/2026

Berri 10:00 subaxnimo ayaa la shaacin doonaa natiijada imtixaanka. Si aad u sii diyaar garowdo, natiijadaadana aad u hesho munaasabadda kaddib, fadlan booqo linkigan:

https://banadir.exams.so/bogga_h**e_list.php?page=list1

Kaddibna raac tilmaamaha ka muuqda sawirka si aad u hesho natiijadaada.

Guul ayaan idiin rajaynaynaa dhammaantiin.

04/08/2026

๐—ช๐—”๐—ฅ๐—š๐—˜๐—Ÿ๐—œ๐—ก

Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir wuxuu ku wargelinayaa dhammaan ardayda, waalidiinta, iyo guud ahaan bahda waxbarashada in natiijada Imtixaanka Shahaadiga Fasalka 8aad la shaacin doono maalinta Axadda, oo ku beegan 09 Agoosto 2026.

Ardeyda Kaalmaha h**e u gashay Imtixaanka Finalka S.Dugsiyeedka 2025/26.Hambalyo Dhamaan.
02/08/2026

Ardeyda Kaalmaha h**e u gashay Imtixaanka Finalka S.Dugsiyeedka 2025/26.
Hambalyo Dhamaan.

Mustaqbalka ubadkaaga waa Madarasada Rayas.
29/07/2026

Mustaqbalka ubadkaaga waa Madarasada Rayas.

05/07/2026

ูˆูŽู…ูู†ูŽ ุงู„ู„ู‘ูŽูŠู’ู„ู ููŽุงุณู’ุฌูุฏู’ ู„ูŽู‡ู ูˆูŽุณูŽุจู‘ูุญู’ู‡ู ู„ูŽูŠู’ู„ู‹ุง ุทูŽูˆููŠู„ู‹ุง

Address

Via Roma
Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:00 - 18:00
Tuesday 07:00 - 18:00
Wednesday 07:00 - 18:00
Saturday 07:00 - 18:00
Sunday 07:00 - 18:00

Telephone

+252617894070

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Rayas Primary & Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Rayas Primary & Secondary School:

Shortcuts

Share

Category