16/02/2026
Ma'ida Model School
Official page For Ma'ida Model School
16/02/2026
30/01/2026
Xafiiska imtixaanka Dugsiga MAIDA MODEL primary and secondary school waxaa uu halkaan ku shaacinayaa hambalyana uga dirayaa ardeyada ugu natiijada sareeysa dhamaan fasalada imitixaanka dhexe sanad dugsiyeedkaan 2025-2026
16/12/2025
Maanta 16 December 2025, saacadda 3:00 galabnimo, waxaa jiri doona ciyaar kubadda cagta oo rasmi ah oo dhex mari doonta Fasallada 8A iyo F4.
๐ Goobta: Garoonka Nuur Amin
๐ซ Iskuulka: Maida Model School
๐ฏ Ujeedada ciyaarta:
In la xoojiyo is-dhexgalka ardayda, kor loo qaado caafimaadka jirka, lana dhiirrigeliyo isboorti wanaagga iyo tartan saaxiibtinimo leh.
๐ Kusoo dhowaada daawasho iyo taageero!
Nasiib wacan labada koox โฝ๐
Mohamoud Mahdi Abdikarin Kusow Abdi Dahir Abdinor
04/11/2025
Health Knowledge. Learn more about health while still young.
Ma'ida Model School
Qaar kamid ah ardayda ayaa kusoo bandhigay jimicsi iyo ciyaaro kala duwan intii uu socday tartanka aqoon isweydaarsiga, taasoo qayb ka ahayd kicinta nashaadka iyo dhiirigelinta ardayda.
Waxaa sidoo kale hadiyado loo qorsheeyay hawshaas si ay ardaydu ugu helaan farxad iyo firfircooni inta uu tartanku socdo, taasoo kor u qaadday habsami u socodka iyo xiisaha tartanka.
01/11/2025
MA'IDA MODEL SCHOOL
๐ TARTAN AQOON ISWEYDAARSI ๐ Maanta oy Taariikhdu ku beegantahay 31/10/2025 maalinomo jimca ah.
Waxaa la qabtay tartan aqoon isweydaarsi ah oo ay ku tartamayeen ardayda dugsiga maalmaha Khamiista iyo Jimcaha. Tartankan ayaa lagu qabtay si loo xoojiyo aqoonta, xirfadda iyo isfahanka ardayda ee maadooyinka kala duwan.
Ardaydu waxay ku tartameen suโaalo la xiriira aqoon guud iyo Maadooyinka ay dhigtaan.
Waxaa lagu soo gabagabeeyey tartanka jawi farxad iyo firfircooni leh, iyadoo abaalmarinno la guddoonsiiyey ardaydii guuleysatay.
MA'IDA MODEL SCHOOL
โWaxbarasho tayo leh, mustaqbal ifaya.โ
30/10/2025
Jumma Mubaarak
Ma'ida Model School
28/10/2025
Read and write more
Ma'ida Model School
26/10/2025
Why is reading Important
Ma'ida Model School
25/10/2025
Never too old to learn
Ma'ida Model School
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Mogadishu