08/09/2026
🎓 MUNAASABADDA MAAMUUSKA GUUSHA ARDAYDA FASALKA 8AAD.
Maamulka iyo macallimiinta Maida Model School waxay si farxad iyo sharaf leh u maamuusayaan guusha qiimaha badan ee ay ardayda Fasalka 8aad ka gaareen Imtixaanka Qaranka.
Guushan waxay ka tarjumaysaa dadaalka ardayda, juhdiga macallimiinta iyo garab istaagga waalidiinta.
Hambalyo dhammaan ardayda guuleysatay! 🏆🎉
Maida Model School — Guul, Aqoon iyo Mustaqbal.
Waxa ilaah mahadi ah in dhamaan ardaydu kuwada gudbeen imtixaanka Qaranka..
Malabo Abdi Hassan Bile Mohamed Naima Hashi Abdikadir Yoolax Maxamed Nor Xareed Xasan Xaduur Ciye Maxamed Cumar Bare