Jubba school

Jubba school Our school strives to be a beacon of academic excellence and innovation.

We aim to empower students with critical thinking, creativity, and problem-solving skills to excel in a rapidly changing world.

14/08/2026

Sida maalmahan aad u faraxdeen, Rabbi ha idinka sii farxiyo dhammaantiin. ❤️
Berri insha Allah, farxad iyo kheyr badan ayaan idiin rajaynayaa. 🤲

🎓 Hambalyo Sabirin Mohamed Ismail! 🎉Waxaan hambalyo u diraynaa Sabirin Mohamed Ismail, oo ka mid ahayd ardaydii ka aflax...
14/08/2026

🎓 Hambalyo Sabirin Mohamed Ismail! 🎉

Waxaan hambalyo u diraynaa Sabirin Mohamed Ismail, oo ka mid ahayd ardaydii ka aflaxday Jubba school , maanta na si guul leh u dhammaysatay heerka koowaad ee jaamacadda. 🎓❤️

Alle ha kuu barakeeyo aqoontaada, hana kuu furo albaabada guulo ka waaweyn. 🤲

Hambalyo iyo guul joogto ah!

🕊️ TACSI TIIRAANYO LEHإنا لله وإنا إليه راجعونMaamulka, macallimiinta iyo dhammaan ardayda JUBBA PRIMARY & SECONDARY SCH...
10/08/2026

🕊️ TACSI TIIRAANYO LEH

إنا لله وإنا إليه راجعون

Maamulka, macallimiinta iyo dhammaan ardayda JUBBA PRIMARY & SECONDARY SCHOOL waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ardayda Bile Xasan Maxamed iyo Deqa Xasan Maxamed, oo uu geeriyooday Aabbahood.

Waxaan Alle uga baryeynaa marxuumka inuu ka waraabiyo Naxariistiisa, Jannatul Firdowsana ka waraabiyo, ehelkii iyo qoyskiina uu ka siiyo samir iyo iimaan.

إنا لله وإنا إليه راجعون.
Aamiin.

09/08/2026

👀

👁
08/08/2026

👁

Berri 10:00 subaxnimo ayaa la shaacin doonaa natiijada imtixaanka. Si aad u sii diyaar garowdo, natiijadaadana aad u hesho munaasabadda kaddib, fadlan booqo linkigan:

https://banadir.exams.so/bogga_hore_list.php?page=list1

Kaddibna raac tilmaamaha ka muuqda sawirka si aad u hesho natiijadaada.

Guul ayaan idiin rajaynaynaa dhammaantiin.

🎓 Hambalyo ustad mr  Sowda Abdullahi  Ibraahim! ❤️🎊🎊🎊Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa gabadheena Sowda, oo ka mid...
07/08/2026

🎓 Hambalyo ustad mr Sowda Abdullahi Ibraahim! ❤️🎊🎊🎊

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa gabadheena Sowda, oo ka mid ahayd ardaydii ka aflaxday Dugsiga Jubba, kuna guulaysatay dhammaystirka Master-ka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.

Hambalyo guushaada Ustaad! 🎓👏 Alle ha kuu barakeeyo cilmigaaga🤲❤️

Natiijo qurux badan dhammaab ardayda ❤️
04/08/2026

Natiijo qurux badan dhammaab ardayda ❤️

𝗪𝗔𝗥𝗚𝗘𝗟𝗜𝗡

Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir wuxuu ku wargelinayaa dhammaan ardayda, waalidiinta, iyo guud ahaan bahda waxbarashada in natiijada Imtixaanka Shahaadiga Fasalka 8aad la shaacin doono maalinta Axadda, oo ku beegan 09 Agoosto 2026.

23/07/2026

Diiwaangelinta Ardayda Cusub ee Sanad-dugsiyeedka 2026/2027 Way Furan Tahay!

Dhammaan bulshada ku nool Yaaqshiid iyo nawaaxigeeda, waxaa la idin ogeysiinayaa in Dugsiga Hoose, Dhexe iyo Sare ee Jubba uu bilaabay diiwaangelinta ardayda cusub.

Ugu kaalay Dugsiyada Jubba :
■ Barasho garaad dhis leh
■Barasho ka wada qaybgal leh
■ Barbaarin karti leh
■Koritaan fayoow leh
■Horumarinta hibada iyo kalsoonida ubadka

☆Dugsiyada Jubba waa amniga mustaqbalka ubadkaaga!
📞 La xiriir: 0617 67 00 03 ama 0612 71 90 10

08/07/2026

Kulan aad u xiiso badan oo dhex maray 7A Yaqshiid iyo 7C Daarusalaam ayaa lagu soo xiray imtixaankii final-ka ee sanad-dugsiyeedka 2025–2026.

Ciyaartu waxay ku dhammaatay barbaro 12–12, waxaana ugu dambayn guusha qaaday 7C Daarusalaam🏆👏

Hambalyo dhammaan bahda ! ❤️🎉

Imtixaankii k**a dambeysta   iyo bashaalkii kubadda cagta!Maalmo xusuus mudan oo isugu jiray dadaal waxbarasho iyo madad...
08/07/2026

Imtixaankii k**a dambeysta iyo bashaalkii kubadda cagta!

Maalmo xusuus mudan oo isugu jiray dadaal waxbarasho iyo madadaalo ciyaareed. Hambalyo dhammaan ardaydii ka qayb qaadatay waxaana idiin rajaynaynaa guul iyo mustaqbal ifaya 💙

Address

Yaaqshiid
Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:30
Tuesday 07:00 - 17:29
Wednesday 07:00 - 17:30
Saturday 07:00 - 17:30
Sunday 07:00 - 17:30

Telephone

+252612719010

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jubba school posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Jubba school:

Shortcuts

Share

Category