Yemen academy in somalia

Yemen academy in somalia Yemen Academy waa Xanaano iyo xifdinta quraanka kariimka. ilmaha waxaa lagu baraa:
1. quraanka karii

18/08/2026

πŸŽ“ Hambalyo Qalin-jabinta! πŸŽ“
Guushu waa miraha dadaalka, samirka iyo dadaalka joogtada ah. Maanta waxaad u dabaaldegaysaan guul aad mudan tihiin. Waxaan idiin rajaynaynaa mustaqbal ifaya, guulo waaweyn iyo riyooyin rumooba. 🌟
Hambalyo dhammaan ardayda qalin-jabisay! πŸ’πŸŽ“

17/08/2026

Hidaha iyo dhaqanku waa quruxda aan ku faanno, waa aqoonsigeenna iyo dhaxalka jiilashii naga horreeyay. Aan ilaalinno, xusno, oo jiilka dambe u gudbinno dhaqankeena suuban.

15/08/2026

Xaflada qalinjibinta dufcada 9aad Xananada Yemen Academy

Maanta waxaan xusnay Hidaha iyo Dhaqanka Soomaaliyeed, oo ah qayb muhiim ah oo ka mid ah taariikhdeena iyo aqoonsigeena....
15/08/2026

Maanta waxaan xusnay Hidaha iyo Dhaqanka Soomaaliyeed, oo ah qayb muhiim ah oo ka mid ah taariikhdeena iyo aqoonsigeena. Ardaydeennu waxay soo bandhigeen dharka hiddaha iyo dhaqanka, ciyaaraha iyo quruxda dhaqankeena Soomaaliyeed. Waa maalin farxad iyo xusuus gaar ah u leh carruurta iyo dhammaan bulshada. Waxaan ku faanaynaa dhaqankeena, waxaana rajaynaynaa in jiilka cusub uu ilaashado oo sii gudbiyo hidaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed. πŸ‡ΈπŸ‡΄β€οΈβœ¨

Shahado bixinta dufcada 9aad ee Xananada Yemen Academy Hambalyo Hambalyo Hambalyo
15/08/2026

Shahado bixinta dufcada 9aad ee Xananada Yemen Academy Hambalyo Hambalyo Hambalyo

Sawirada qeebta 2bad ee Xaflada qalinjibinta dufcada 9aad Xananada Yemen Academy.
14/08/2026

Sawirada qeebta 2bad ee Xaflada qalinjibinta dufcada 9aad Xananada Yemen Academy.

13/08/2026

Hordhac xaflada qalinjibinta dufcada 9aad Xananada Yemen Academy

Xaflada qalinjibinta dufcada 9aad ee xananada Yemen academy in somalia
13/08/2026

Xaflada qalinjibinta dufcada 9aad ee xananada Yemen academy in somalia

05/08/2026

Xananada iyo xifdinta Quranka kariimka Yemen Academy. academy

01/08/2026

Xananada iyo xifdinta Quranka kariimka Yemen Academy. academy

Address

Mogadishu

Telephone

+252618383880

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Yemen academy in somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Yemen academy in somalia:

Shortcuts

Share