Somcourse

Somcourse Somcourse, "Rajada Jiilka Cusub"
●- Maalin Cusub
●- Xirfad Cusub
●- Fursad Cusub

Kusoo biir asxaabteena Telegram ka oo soo fiiri faalada ardeyda dufcadihii h**e;
👉 https://t.me/Somcourse
👉 https://t.me/Somcourse

🎓Hambalyo Dhammaan Ardayda Dhammaysatay 𝗗𝗶𝗴𝗶𝘁𝗮𝗹 𝗘𝗻𝘁𝗿𝗲𝗽𝗿𝗲𝗻𝗲𝘂𝗿𝘀𝗵𝗶𝗽 𝗠𝗮𝘀𝘁𝗲𝗿𝗰𝗹𝗮𝘀𝘀 (𝗗𝗘𝗠)Waxaan si kal iyo laab ah ugu hambalye...
29/07/2026

🎓Hambalyo Dhammaan Ardayda Dhammaysatay 𝗗𝗶𝗴𝗶𝘁𝗮𝗹 𝗘𝗻𝘁𝗿𝗲𝗽𝗿𝗲𝗻𝗲𝘂𝗿𝘀𝗵𝗶𝗽 𝗠𝗮𝘀𝘁𝗲𝗿𝗰𝗹𝗮𝘀𝘀 (𝗗𝗘𝗠)

Waxaan si kal iyo laab ah ugu hambalyeynaynaa dhammaan ardaydii si guul leh u dhammaysatay 𝗗𝗶𝗴𝗶𝘁𝗮𝗹 𝗘𝗻𝘁𝗿𝗲𝗽𝗿𝗲𝗻𝗲𝘂𝗿𝘀𝗵𝗶𝗽 𝗠𝗮𝘀𝘁𝗲𝗿𝗰𝗹𝗮𝘀𝘀 (𝗗𝗘𝗠) oo socodey muddo 4 asbuuc ah.

Mudadii tababarka, ardaydu waxay barteen xirfado muhiim u ah ganacsiyada casriga ah, sida raadinta fursado ganacsi, samaynta Business Model, xaqiijinta fikrado ganacsi, diyaarinta qorshe ganacsi iyo sida fikrad loogu beddelo ganacsi shaqaynaya.

Intii uu tababarku socday, ardaydu waxay ka shaqeeyeen mashruucyo wax ku ool ah. Ugu dambayntiina, waxay si guul leh u soo bandhigeen una difaaceen fikrado ganacsi oo kala duwan (𝗕𝘂𝘀𝗶𝗻𝗲𝘀𝘀 𝗣𝗶𝘁𝗰𝗵), iyagoo muujiyey aqoonta iyo xirfadaha ay heleen muddadii afarta asbuuc ahayd.

Waxaan ku faraxsannahay dadaalkii, ka go'naanshiyihii iyo dadaalkii ay muujiyeen. Waxaan rajaynaynaa in aqoonta ay ka kororsadeen koorsadaan ay u noqoto saldhig ay ku bilaabaan ama ku horumariyaan ganacsiyadooda iyo mustaqbalkooda xirfadeed.

Mar kale hambalyo dhammaan qalin-jabiyeyaasha DEM! 🎉

𝘚𝘰𝘮𝘤𝘰𝘶𝘳𝘴𝘦 – 𝘙𝘢𝘫𝘢𝘥𝘢 𝘑𝘪𝘪𝘭𝘬𝘢 𝘊𝘶𝘴𝘶𝘣.

Waxaan si kal iyo laab ah ugu hambalyeynaynaa Dr. Mohamud Ahmed Jimale oo loo magacaabay Guddoomiyaha Guddiga Qaranka ee...
24/07/2026

Waxaan si kal iyo laab ah ugu hambalyeynaynaa Dr. Mohamud Ahmed Jimale oo loo magacaabay Guddoomiyaha Guddiga Qaranka ee Tacliinta Sare (NCHE).

Waxaan kuu rajaynaynaa in Alle kuu fududeeyo mas'uuliyadda culus ee laguu igmaday, kuna waafajiyo hoggaan hufan, daacadnimo iyo guulo wax ku ool ah oo sare u qaadda tayada tacliinta sare ee Soomaaliya.

Waxaan kalsooni ku qabnaa in aqoontaada, waayo-aragnimadaada iyo hoggaankaaga ay wax weyn ka tari doonaan horumarinta nidaamka tacliinta sare ee dalka.

Hambalyo Hirsi🎊 🥳
21/07/2026

Hambalyo Hirsi🎊 🥳

Hambalyo dhammaan Somali Chess Players meel kasta ay joogaan.Haddii aad ciyaartaan dheesho, nala wadaag opening-ka iyo x...
20/07/2026

Hambalyo dhammaan Somali Chess Players meel kasta ay joogaan.

Haddii aad ciyaartaan dheesho, nala wadaag opening-ka iyo xubinka aad ugu jeceshahay magaciisa.

Saadaali oo ku Guuleyso course qiimo ahaan u dhiganta 30$.𝐒𝐇𝐔𝐑𝐔𝐔𝐃𝐀𝐇𝐀 𝐆𝐔𝐔𝐋𝐄𝐘𝐒𝐓𝐀𝐇𝐀:● Follow Saar page ka● Love Saar Postig...
18/07/2026

Saadaali oo ku Guuleyso course qiimo ahaan u dhiganta 30$.

𝐒𝐇𝐔𝐑𝐔𝐔𝐃𝐀𝐇𝐀 𝐆𝐔𝐔𝐋𝐄𝐘𝐒𝐓𝐀𝐇𝐀:
● Follow Saar page ka
● Love Saar Postiga
● Public Share taabo
● Hal mar kaliya Soo qor Saadaasha
● 4 qof oo asxaabtaada kamid ah soo dheh.

🔺𝗦𝗮𝗮𝗱𝗮𝗮𝘀𝗵𝘂 𝘄𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗸𝘂 𝗲𝗴𝘁𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗺𝗮𝗿𝗸𝗮 𝗮𝘆 𝗰𝗶𝘆𝗮𝗮𝗿𝘁𝘂 𝗯𝗶𝗹𝗮𝗮𝗯𝗮𝘁𝗼.

Hambalyo dhalinyaro.
15/07/2026

Hambalyo dhalinyaro.

Fasaxaaga uga faa’iideyso barashada xirfado cusub.Waxaan kuu diyaarinnay fasallo 𝗠𝗮𝘀𝘁𝗲𝗿𝗰𝗼𝘂𝗿𝘀𝗲𝘀 ah oo si heer sare loo ha...
05/07/2026

Fasaxaaga uga faa’iideyso barashada xirfado cusub.

Waxaan kuu diyaarinnay fasallo 𝗠𝗮𝘀𝘁𝗲𝗿𝗰𝗼𝘂𝗿𝘀𝗲𝘀 ah oo si heer sare loo habeeyay, looguna talagalay ardayda iyo dhalinyarada doonaysa inay waqtigooda fasaxa u beddelaan fursad waxbarasho, xirfad iyo horumar shaqsiyadeed.

𝗠𝗮𝘀𝘁𝗲𝗿𝗰𝗼𝘂𝗿𝘀𝗲𝘀-kaan waxaad ku baran doontaa xirfado practical ah oo maanta si weyn looga baahan yahay suuqa shaqada, kuwaas oo kaa caawin doona inaad kobciso aqoontaada, dhisto kalsoonidaada, una diyaar garowdo mustaqbalka suuqa shaqada.

Ha u oggolaan fasaxa inuu kugu dhaafo si kadis ah.
Ka faa’iideyso waqtigaaga.

Nagala soo xirii👇
wa.me/+252614287820

📍Ama nagu soo booqo xaruunteena oo ku taalla isgoyska Taleex

𝘚𝘰𝘮𝘤𝘰𝘶𝘳𝘴𝘦, 𝘙𝘢𝘫𝘢𝘥𝘢 𝘑𝘪𝘪𝘭𝘬𝘢 𝘊𝘶𝘴𝘶𝘣

Online iyo Offline Courses waa kuu diyaar hadda.Nagala soo xiriir👇wa.me/+252614287820
04/07/2026

Online iyo Offline Courses waa kuu diyaar hadda.

Nagala soo xiriir👇
wa.me/+252614287820

Ma rabtaa in aad fahan dhab ah ka hesho sida 𝗔𝗜 𝗶𝘆𝗼 𝗖𝗿𝘆𝗽𝘁𝗼 ay u beddelayaan mustaqbalka maalgashiga casriga ah?Ka faaide...
03/07/2026

Ma rabtaa in aad fahan dhab ah ka hesho sida 𝗔𝗜 𝗶𝘆𝗼 𝗖𝗿𝘆𝗽𝘁𝗼 ay u beddelayaan mustaqbalka maalgashiga casriga ah?

Ka faaideyso 𝗪𝗲𝗯𝗶𝗻𝗮𝗿 𝗦𝗲𝗿𝗶𝗲𝘀 𝟭𝟯
oo cinwaankiisu yahay:

"𝗔𝗜 & 𝗖𝗿𝘆𝗽𝘁𝗼 𝗧𝗵𝗲 𝗙𝘂𝘁𝘂𝗿𝗲 𝗼𝗳 𝗦𝗺𝗮𝗿𝘁 𝗜𝗻𝘃𝗲𝘀𝘁𝗶𝗻𝗴"

Kaas oo ay wada qabanayaan Somcourse
iyo AI Crypto Solutions.

- 03 July 2026
- 8:10 PM
- Google Meet

Kaga soo biir 👉 eventai.so

𝘚𝘰𝘮𝘤𝘰𝘶𝘳𝘴𝘦, 𝘙𝘢𝘫𝘢𝘥𝘢 𝘑𝘪𝘪𝘭𝘬𝘢 𝘊𝘶𝘴𝘶𝘣

See less

01/07/2026

Ma rabtaa in aad fahan dhab ah ka hesho sida AI iyo Crypto ay u beddelayaan mustaqbalka maalgashiga casriga ah?

Ka faaideyso Webinar Series 13
oo cinwaankiisu yahay:

"AI & Crypto The Future of Smart Investing"

Kaas oo ay wada qabanayaan Somcourse
iyo AI Crypto Solutions .

- 03 July 2026
- 8:10 PM
- Google Meet

Kusoo biir👇
https://chat.whatsapp.com/ILfnRRTGuLH8graBvFVq0c

Somcourse
Rajada Jiilka Cusub

Address

Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somcourse posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share