Orange House School

Orange House School As an English Teacher, I love Encouraging my students to dream big and reach for the stars.

Ramadan wanagsan dhamaan umadda islamka ah. Allah naga aqbalo acmasha.
22/03/2023

Ramadan wanagsan dhamaan umadda islamka ah. Allah naga aqbalo acmasha.

Dhamaan ardayda iyo dadka jecel barashada luuqada English ka waxaa lagu wargalinayaa in iskuulka orange uu bilaabayo fas...
01/11/2022

Dhamaan ardayda iyo dadka jecel barashada luuqada English ka waxaa lagu wargalinayaa in iskuulka orange uu bilaabayo fasalo cusub bisha november.
Hadii aad xiiseeneyso barashada luuqada English fadlan h**e ugaar iskuulka orange.

Waxuu iskuulka orange ku yalaa suuqa bakaro agagarka premier bank ama Dahabshiil ee jid mareexaan ama kala xariir telephone numberadan 0615548408/ 0615987788

Wargalin muhiim ahWaxaa iskuulka Orange House School  uu bilaabayaa koorsooyin cusub oo lagu baranayo luuqada English.Fg...
04/09/2022

Wargalin muhiim ah
Waxaa iskuulka Orange House School uu bilaabayaa koorsooyin cusub oo lagu baranayo luuqada English.
Fg: waxuu iskuul qaadanayaa bisha September arday cusub oo iskugu jira koorsooyinkan
1. BASE COURSE
2. INTENSIVE COURSE
3. ADVANCED COURSE
4. WEEKEND COURSE
Waxii faahfaahin ah kala xariir telephone numberadan 0615548408/0615987788/0617450707/ 0613683738

Congratulations to orange school students class of 2022Keep up the good work
27/08/2022

Congratulations to orange school students class of 2022
Keep up the good work

30/07/2022

Dhammaan Maamulka, Macallimiinta, iyo Ardayda iskuulka orange house school waxay farxadda Ciida Carrafo (عيد الأضحى(la wadaagayaa, hambalyana u dirayaan Dhammaan Muslimiinta oo idil, gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed mel kasta oo ay ka Joogaan dunida , waxaan leenahay "Farxad ku ciida dhamaantiin"

"Waxa aan bulshada Soomaaliyeed iyo guud ahaan Muslimiinta meel waliba ay joogaan ugu hanbalyaynayaa bilashada bisha bar...
13/04/2021

"Waxa aan bulshada Soomaaliyeed iyo guud ahaan Muslimiinta meel waliba ay joogaan ugu hanbalyaynayaa bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan, sidoo kale waxa Alle uga baryeynaa in sanadkaan sanadkiisa kale nabad iyo barwaaqo inagu gaarsiiyo"

Ramadan Mubarak

25/10/2020
Congratulations to orange school students
22/09/2020

Congratulations to orange school students

Waxaa uu iskuulka orange house school oo aad uga barateen waxbarasho tayo leh qaadanayaa Dufcadii 2aad ee luuqadda Engli...
19/07/2020

Waxaa uu iskuulka orange house school oo aad uga barateen waxbarasho tayo leh qaadanayaa Dufcadii 2aad ee luuqadda English oo ku baxaysa maqal iyo muuqaal.

Waxuu iskuulka bilaabayaa koorsooyin cusub 8 August 2020 oo isgu jira English language , Arabic language iyo computer studies.

Koorsooyin leh Bilow, dhexdhxaad iyo dhameystir.
Sidoo kale iskuulka orange waxuu soo kordhiyay koorsooyin cusub sida :manual and computerized accounting, finance, forex and IQ Option training , research iyo statistics.
Iskuulka waxuu ku yaalaa suuqa Bakaaraha agagaarka masjidka hureira iyo inta u dhaxeysa premier bank ama
Kala xariir 0615548408

Address

Ex Qaran/Bakaro
Mogadishu
2521615548408

Telephone

615548408

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Orange House School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Orange House School:

Shortcuts

Share

Category