01/08/2024
๐ข๐ด๐ฎ๐๐๐ถ๐ถ๐ ๐ข๐ด๐ฎ๐๐๐ถ๐ถ๐ ๐ข๐ด๐ฎ๐๐๐ถ๐ถ๐
Waxaa Dugsiga Sheikh Anole primary & Secondary School. oo looga bartay waxbarasho tayo leh, ugu bushaaraynayaa bulshada ku Dhaqan Magaalada muqdisho in uu Sannad Dugsiyeedkan ๐ฎ๐ฌ24 / ๐ฎ๐ฌ25 uu qaadanayo ardayda cusub
Hadaba isdiwaangelintu waxay ka socotaa Xarunta Dugsiga oo ku taal dagmada deyniile aargada gahay ee wadada warshadaha
Faahfaahinta kala Xidhiidh
Tell: ๐ฌ๐ฒ16686890/0615999586